08/07/2024
Company ga JAVA ICT SOLUTIONS waxuu kuu hayaa macaamiil Pharmacy system aad ku manage gareesan karto hab socodka pharmacy gaaga by dailly sida:
1. Medicine management
2.Medicine Supplier
3.Medicine Orders
Waxuu system ka kuu sahlayaa inaad ka hesho warbixinada maalinlaha ah iyo kuwa bilaha ah.
Macaamiil haddii aad daneeneeso wxa nagala soo xariirtaa telephone numberka 618754721 ama whatsapp numberka.
Mahadsanid