Computersom LTD

Computersom LTD Computersom LTD waa shirkad IT ah oo bixisa laptops tayo leh sida HP, Lenovo, Dell iyo Acer.

Bakaaraha – kasoo horjeedka Salam Bank

πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

https://computersom.so/

02/06/2026

πŸ’»βœ¨ Computersom LTD β€” Xalkaaga IT-ga Casriga ah! βœ¨πŸ’»

Elitebook 820 G3

βœ…core i7

βœ… Ram:8GB

βœ… storage:512gb SSD

βœ… Gen:6th

🎁 free gift πŸ‘‡

Mouse

Laptop stand

Mouse Pad

Qiimihiisu waa πŸ’΄ $190

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

πŸŒ™βœ¨ Maalinta Barakaysan ee Carafo βœ¨πŸŒ™Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga weyn ee maalintan barakaysan. 🀲Waa m...
26/05/2026

πŸŒ™βœ¨ Maalinta Barakaysan ee Carafo βœ¨πŸŒ™

Alle ha inaga dhigo kuwa ka faa’iideysta fadliga weyn ee maalintan barakaysan. 🀲
Waa maalin kheyr, dambi dhaaf iyo ducadu la aqbalo.

πŸ“Ώ Soonka Carafo waa kheyr weyn
🀍 Ducadu waa furaha guusha
πŸ•‹ Xusuusta Alle qalbiga ayay iftiimisaa
Dhamaan shacabka Muslimiinta ah waxaan leenahay:
Alle hana waafajiyo camal suuban, caafimaad iyo barwaaqo. ✨

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

23/05/2026

πŸ’»βœ¨ Computersom LTD β€” Xalkaaga IT-ga Casriga ah! βœ¨πŸ’»

Osmo Mobile 7P

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

πŸ’»βœ¨ Computersom LTD β€” Xalkaaga IT-ga Casriga ah! βœ¨πŸ’»Ma u baahan tahay:βœ… Laptop & Desktop tayo sare lehβœ… Dayactir iyo Suppo...
21/05/2026

πŸ’»βœ¨ Computersom LTD β€” Xalkaaga IT-ga Casriga ah! βœ¨πŸ’»

Ma u baahan tahay:
βœ… Laptop & Desktop tayo sare leh
βœ… Dayactir iyo Support IT
βœ… Printers & Accessories
βœ… POS Systems
βœ… Software Solutions

πŸ“ Waxaan kuu haynaa adeeg degdeg ah oo hufan si ganacsigaaga u noqdo mid casri ah oo shaqeynaya 100%.

πŸš€ Maxaa nagu dooraneysaa?
βœ”οΈ Alaabo tayo leh
βœ”οΈ Qiimo jaban & tartan leh
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah
βœ”οΈ Degdegsiimo & Adeeg Hufan

πŸ“ Location: Bakara Market, Opposite Salam Bank
🌐 www.computersom.so
πŸ“ž +252-619314464
πŸ“ž +252-614314464

17/05/2026

πŸŽ’πŸ”₯ BOORSO JEEB TAYO SARE LEH πŸ”₯πŸŽ’

Ma u baahan tahay boorso qurux badan, tayo leh, isla markaana ku habboon safar, shaqo iyo isticmaal maalinle ah?
Halkaan ka hel Boorso Jeep Original ah oo leh:

βœ… Naqshad casri ah
βœ… Meel badan oo wax lagu rito
βœ… Adkeysi iyo tayo sare
βœ… Ku habboon Laptop & dukumiinti
βœ… Raaxo iyo muuqaal soo jiidasho leh

πŸ’Ό β€œQaado boorso kuu dhammeystiran qurux, tayo iyo kalsooni.”

πŸ“ Dalbo hadda si aad u hesho
πŸ“ž Nala soo xiriir maanta!
Nagala soo Xariir

Call ☎️ +252-619314464/ +252-614314464

16/05/2026

πŸ’» Hp Elitebook 830 G5

πŸ”Ή Core i5 ( 8th Gen)

πŸ”Ή RAM: 8GB

πŸ”Ή SSD: 512GB

πŸ”Ή Qurux, xawaare, & tayo sare !

πŸ‘‰ Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.

Location:Bakaara market opposite Salam bank

☎️ 0619314464/0614314464

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed – 15 May πŸ‡ΈπŸ‡΄Dhalinyaradu waa laf-dhabarta ummadda, awoodda horumarka iyo r...
15/05/2026

πŸ‡ΈπŸ‡΄ Hambalyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed – 15 May πŸ‡ΈπŸ‡΄

Dhalinyaradu waa laf-dhabarta ummadda, awoodda horumarka iyo rajada mustaqbalka. Maalintan qiimaha badan ee 15-ka May waxay xusuusinaysaa geesinimada, midnimada iyo dadaalka dhalinyarada Soomaaliyeed ee u taagan dhismaha dalkooda.

Aqoontiina, hal-abuurkiina iyo kartidiina ayaa horseed u noqon kara Soomaaliya horumarsan oo iftiimaysa.

✨ β€œDhalinyaro halyeey ah, dalkooda dhisa, dunidana ka iftiima!” ✨

Computersom LTD

11/05/2026

πŸ’» Hp Elitebook 830 G8

πŸ”Ή Core i7 ( 11th Gen)

πŸ”Ή RAM: 16GB

πŸ”Ή SSD: 512GB

πŸ”Ήtouchscreen

πŸ”Ή Qurux, xawaare, & tayo sare !

πŸ‘‰ Ku habboon shaqo, waxbarasho, & design.

Location:Bakaara market opposite Salam bank

☎️ 0619314464/0614314464

πŸ’»βœ¨ Computersom – Qeybta Farsamada Casriga ah! πŸ”§Ma qabtaa dhibaato la xiriirta Laptop, Desktop ama Software?  Ha walwalin...
09/05/2026

πŸ’»βœ¨ Computersom – Qeybta Farsamada Casriga ah! πŸ”§

Ma qabtaa dhibaato la xiriirta Laptop, Desktop ama Software?
Ha walwalin! Computersom Qeybteeda Farsamada waxay kuu hayaan xal degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo.

πŸ”Ή Dayactir Laptop & Desktop
πŸ”Ή Rakibid & Cusboonaysiin Software
πŸ”Ή Ka saarista Virus-yada & Security
πŸ”Ή Xallinta ciladaha hardware-ka
πŸ”Ή Adeeg degdeg ah & xirfadlayaal khibrad leh

🎯 Ujeedkeenna waa Inaan ku siino adeeg tayo sare leh oo kaa dhiga mid kalsooni leh!

πŸ“ Nagu soo booqo xarunteena Computersom Itd

πŸ“ž Nala soo xiriir si degdeg ah πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

+252-619997226

πŸ”₯ Computersom – Halka Teknoolajiyada Lagu Xaliyo! πŸ”₯

Connectors  Type -c 8 in 1  , 3 in 1 Hadda dalbo, Hadda hel!!ama booqo Xarunta 1aad Computersom ltd Bakaaro market ka so...
06/05/2026

Connectors Type -c 8 in 1 , 3 in 1
Hadda dalbo, Hadda hel!!
ama booqo Xarunta 1aad Computersom ltd Bakaaro market ka soo horjeedka salam bank
π‚π¨π§π­πšπœπ­ 𝐔𝐬: +252 619314464/ +252-614314464

Address

Suuqa Bakaaraha Ka Soo Horjeedka Salam/Bank
Mogadishu
MASJIDKAABUHUREERA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Computersom LTD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Computersom LTD:

Share