Somlink Telecom

Somlink Telecom SomLink Telecom is a Somalia's leader in integrated communication. We target to be the preferred last-mile solutions provider in the country.

We Are Licensed Mobile Network Operator By National Communications Authority To Provide Data, Voice And Connectivity Services In Somalia, With Over 10 Years Of Service In the Region. To be a leader in the wireless broadband industry in Somalia, by providing one-stop cost effective data, voice, video and other value added services for all your communication needs. By identifying trends and opportun

ities that address facing wireless service providers in Somalia, we are able to provide rapid deployment of last mile connectivity via efficient backhaul infrastructure. To achieve this objective, we recognize the need to enable ubiquitous wireless broadband connectivity across the region. Our ultimate aim is to be consistently recognized for quality next-generation products and services

01/09/2026

๐Ÿ˜‡๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ ๐—ฒ๐—•๐—ฒ๐˜€๐—ฎ.
biilka internet-ka oo hel mobile 4G internet bilaasha ah mudo bill ah.
Si aad ugu shubatid garaac *777*55555*Lacagata # kadib geli Account ID [ send ] isla markiiba waxaad heli doontaa Data SomLink Bilaash ah.
Faahfahin Dheeri ah nagala soo xiriir 153 ama 640 000 153

Xarunta Dhexe ee SomLink Telecom waxaa booqasho rasmi ah ku yimid wafdi balaaran oo ay hoggaaminayso Safiirka JFS u fadh...
26/08/2026

Xarunta Dhexe ee SomLink Telecom waxaa booqasho rasmi ah ku yimid wafdi balaaran oo ay hoggaaminayso Safiirka JFS u fadhida dalka Shiinaha, Danjire Hodan Cismaan Cabdi.

Booqashadan ayaa ku soo beegantay xilli ay magaalada Muqdisho soo gaareen ganacsato iyo maalgashadayaal u dhashay dalka Shiinaha, kuwaas oo u yimid inay sahmiyaan fursadaha iskaashi iyo maalgashi ee ka jira Soomaaliya.

SomLink Telecom waxay ku faraxsan tahay inay qayb ka noqoto soo dhaweynta iyo xoojinta xiriirka ganacsi ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, iyadoo si gaar ah u dhiirrigelinaysa in maalgashadayaasha iyo ganacsatada Shiinaha ay ka faa'iideystaan fursadaha maalgashi ee dalka ka jira.

SomLink Telecom waxay aaminsan tahay in iskaashi ganacsi oo xooggan uu horseedi karo fursado cusub oo maalgashi, koboc dhaqaale, iyo horumar waara, gaar ahaan dhinacyada isgaarsiinta iyo tiknoolajiyadda.

SomLink Telecom โ€“ Isku-xirka Soomaaliya iyo Fursadaha Caalamiga ah.



๐Ÿ•— Ha Sugin Internet Daciif ah marwalibaSoo gasho maanta SomLink GigaFiber! ๐ŸŒโšก๐Ÿ›œKu raaxayso 100% Fiber Network oo ku siina...
25/08/2026

๐Ÿ•— Ha Sugin Internet Daciif ah marwaliba
Soo gasho maanta SomLink GigaFiber! ๐ŸŒโšก
๐Ÿ›œKu raaxayso 100% Fiber Network oo ku siinaya internet xawaare sare leh oo la isku halayn karo.
๐Ÿ”ฅ Kaliya $25 oo hel 45 Mbps Speed
Soo gelinta waa bilaash!
Ha ku daalin internet gaabis ah โ€” u gudub GigaFiber maanta!

๐Ÿ“ฒ Nala soo xiriir WhatsApp: wa.me/252640000153.
SomLink GigaFiber โ€“ Xawaare aad ku kalsoonaan karto!

24/08/2026

๐ŸŽ‰Macaamiisheena ku nool Baydhabo,
hadda si sahlan ayaad ku heli kartaan adeegga SomLink! ๐Ÿ“ถ
๐Ÿ‘‰ Maanta qaado SomLink SIM Card oo bilaash ah!
Ku raaxayso internet degdeg ah iyo adeeg tayo sare leh.

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir: 064 000 0153
SomLink โ€“ In Ka Badan Farxaddaada! ๐Ÿ’™

23/08/2026

Adigoo dheefsankara Meelkale Ha day dayin inta iga sooqabo *555 #

๐Ÿ˜Adeegaan SomLink ayey ugaar tahay maka warhysaa?
23/08/2026

๐Ÿ˜Adeegaan SomLink ayey ugaar tahay maka warhysaa?

22/08/2026

Marka internet-ku kaa dhammaado.
Caajis baad saaxiib la noqotay. ๐Ÿ˜‚

Laakiin markaad kushubato $0.5 oo aad hesho 24 Saac internet aan kaa goโ€™ayn!

Hotspot xitaa in laguu furo uma baahnid.

๐Ÿ“ฒ *Dial 544 #

Xidhmooyinkeena Qiimaha jaban ma   adeegsaty?Nagu qiimee heerka qanacsanaantaada inta mobile Battery kuugu jirto๐Ÿ˜Ku iibs...
22/08/2026

Xidhmooyinkeena Qiimaha jaban ma adeegsaty?
Nagu qiimee heerka qanacsanaantaada inta mobile Battery kuugu jirto๐Ÿ˜

Ku iibso $1 oo hel 6GB data.
Dial *544 # ama nagasoo wac 640 000 153

21/08/2026

Jimco jinkaaga la dheel.๐Ÿ˜ Maalintaada ku quruxi xidhmooyinka SomLink*555 #

Ma doonaysaa internet aad u dheereeya oo aan go'ayn?SomLink waxay kuu haysaa adeegga GigaFIBER Internet dhameystiraya fa...
20/08/2026

Ma doonaysaa internet aad u dheereeya oo aan go'ayn?
SomLink waxay kuu haysaa adeegga GigaFIBER Internet dhameystiraya farxadda gurigaaga!
Qiimo jaban: Kaliya $25 bishii Xawaaraha 45Mbps UNLIMITED ah

Soo gelinta guriga waa BILAASH (FREE installation)
Waxaad kaloo helaysaa FREE 4G LTE Mobile internet naga soo wac 640 000 153

Address

Wadada Taleex, Hodan
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somlink Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somlink Telecom:

Shortcuts

Share