14/11/2021
𝓦𝓸𝓻𝓵𝓭 𝓓𝓲𝓪𝓫𝓮𝓽𝓲𝓬 𝓓𝓪𝔂 - 14 𝓝𝓸𝓿𝓮𝓶𝓫𝓮𝓻
Maalinta caalamiga ah ee Sokorowga waa maalin loo asteeyay Cudurka Sokorow oo Dhibaato Badan ku haya bulshada caalamka iyo Somalia.
Fadlan ka taxadar Cudurkan o La xariir dhaqaatiirta, si aad u hesho wacyigelin ku saabsan cudurka sokorowga.