SOSA

SOSA page kani waa somali samawade

Dhalinta wadankeenu intay wax bartaan bay odhanayaan shaqo ma taalo dalka mana doonayaan inay wax isku dayaan oo ay alif...
16/08/2026

Dhalinta wadankeenu intay wax bartaan bay odhanayaan shaqo ma taalo dalka mana doonayaan inay wax isku dayaan oo ay alifaan waxa ku dheereyaan inay wax copy gareeyaan oo fakrad qof la yimi ku qabsadaan ama dawlada xil Ka sugaan.
Wadanka waxa loo mask gashan wayeyna waa copy garayinta hadii qof fakrad la yimaado ama wax hal abuuro waa laga daba qadanayaa hadii dawladu Ka hor istaagtona,
Waxy odhanayaan hebal buu kooto ugu xidhanyahay.

Waa wax laga xumaado in Laba hayadood oo midina la dhaqanto civilians midina tahay hadayad force laysku qaso waa kala ta...
09/08/2026

Waa wax laga xumaado in Laba hayadood oo midina la dhaqanto civilians midina tahay hadayad force laysku qaso waa kala taqasus midna mid la tababar maaha hadaba Wada keena in shacabka xabad Nool lala dhacaa waa arintan madaxwayne ma tihid nin military ah waxaad noqotaa nin Iskuulka kalsoon shacabkiisana u tudha.
Taliyaha booliska Ka soo xulo ciidanka booliska.

09/03/2026

Arimahani waxay u baahanyihiin in si wayn loo darasadeeyo waxana laga qabto sidee umada somaliyeed u doonaysaa inay dhibta uga baxdo waxaad aragtaa in dhib lagu hayo hooyooyinkii arxan darana ninku calamo ilahay ku rid.

Address

October
Mogadishu

Telephone

0046721806908

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SOSA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SOSA:

Shortcuts

Share