12/12/2017
waxa u mahad calinaynaa madaxada iyo Macalimiinta jaamacada Simada Guud ahaan iyo Gaar Ahaan Faculty Computing sida quruxda badan oo ay noo noosoo dhoweeyeen isla markaan ay nooqabteen xaflada nalakugu hambalyeeynaayey kadib guushii aan ku guuleysanay Goloble interproneurship week