Awaaji Tech

Awaaji Tech Awaaji Tech waxaa ka go'an iney kuu soo gudbiso xog xaqiiq ah oo ku saabsan technology yadda aduunka. Ku xirnow mareegta Awaaji Tech. Mahadsanid.

Waxaan halkaan ugu direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed sanad-guuradii 26aad ee kasoo wareegatay xornimaddi ay qaateen g...
26/06/2022

Waxaan halkaan ugu direynaa dhamaan umadda Soomaaliyeed sanad-guuradii 26aad ee kasoo wareegatay xornimaddi ay qaateen goboladda waqooyi ee dalkeena. Hambalyo.

Waxaa si rasmi ah loo jabsaday bogga wasaaradda isgaadhsiinta Soomaliland. Dhacdadaan waxey cadeyn toos u tahay dhamaan ...
22/05/2022

Waxaa si rasmi ah loo jabsaday bogga wasaaradda isgaadhsiinta Soomaliland. Dhacdadaan waxey cadeyn toos u tahay dhamaan masuuliyiinta soomaaliyeed iney gabeen maalgashiga ubadkooda.

Dhallinyarada waa laf dhabarka ummad kasta, waxaana muhim ah in la maalgashto awoodooda iyo aqoontooda. Waa in ay dowladda soomaaliyo ka fakarto sida ay u tayeyn laheyd aqoonta ubadkooda. Markaas baan iska dhicin karnaa ummadaha kale.

"Postigaan xumaan ulama jeedo, balse waa arin dareen kayga taabatay inaan iska dhicin la'nahay dhallinyaro nala qeer ah"

Waxaan la wadaageynaa unadda Soomaaliyeed farxadda Ciidul Fidriga. Alle hanaga aqbalo acmaasheena wanaagsan 🤲🤲
01/05/2022

Waxaan la wadaageynaa unadda Soomaaliyeed farxadda Ciidul Fidriga. Alle hanaga aqbalo acmaasheena wanaagsan 🤲🤲

Platform ka Awaaji Tech in muddo ah waxuu ahaa in active. Taas micnaheedu ma aha in platform ka uu is badali rabo ama uu...
23/02/2022

Platform ka Awaaji Tech in muddo ah waxuu ahaa in active. Taas micnaheedu ma aha in platform ka uu is badali rabo ama uu isbadalay. Wali waxaan u taaganahay soo gudbinta xogta technology yadda. Runtiina waan idiin xiisnay.

Shir weynaha CES 2022 waxuu dhacayaa January 5, 2022 (5pm). Waxuuna socon doonaa muddo 3 maalin ah. Shirkaan ayaa lagu s...
04/01/2022

Shir weynaha CES 2022 waxuu dhacayaa January 5, 2022 (5pm). Waxuuna socon doonaa muddo 3 maalin ah.

Shirkaan ayaa lagu soo bandhigaa dhamaan shirkadaha aduunka oo ka shaqeeyo technology yadda qeybaheeda kala duwan wax qabadkooda iyo hal abuurkooda casriga.

30/12/2021

Maamulaha iyo Aasaasaha Madasha Awaaji Tech ayaa bixinayo casharo ku saabsan Suuq-geynta casriga ah wali qaab heer caalami ah. Haddii aad daneyneyso la xariir bahda Abjad Academy Hadda.

Shirkadda   waxey joojisay iibinta taleefanada iPhone ka iyo Elections keeda oo dhan ee dalka Turkeyga. Sababtana ay tah...
27/11/2021

Shirkadda waxey joojisay iibinta taleefanada iPhone ka iyo Elections keeda oo dhan ee dalka Turkeyga. Sababtana ay tahay lacagta Lirada oo hoos u dhacday.
🇹🇷

Shirkadda goDaddy oo ah shirkadaha ugu weyn oo sameyso gacan ku heynta xogta website yada (web hosting) ayaa laga helay ...
26/11/2021

Shirkadda goDaddy oo ah shirkadaha ugu weyn oo sameyso gacan ku heynta xogta website yada (web hosting) ayaa laga helay 1.2 malyan qof xogtooda. Xogtaas waxey isugu jirtaa magacyo, numbers, emails, iyo locations ka.

Sida laga helayo warar hoose Shirkadda Samsung waxey go'aansan rabtaa iney joojiso soo saarista taleefanka Galaxy Note o...
26/11/2021

Sida laga helayo warar hoose Shirkadda Samsung waxey go'aansan rabtaa iney joojiso soo saarista taleefanka Galaxy Note oo ahaa qeybta 2aad ee shirkadda ugu weyn.

Qalinkiisa waxaa lagu wareejin doonaa taleefanada S qaasatan Ultra noocaas sida hadda uu yahay S21 Ultra. Sidee buu kuula muuqdaa talaabadan.

  waxey bilowday iney kusoo darto Emoji qoraalada ama post-yada lagu qoro sida   uu isticmaalo. Makula tahay wax loo baa...
11/09/2021

waxey bilowday iney kusoo darto Emoji qoraalada ama post-yada lagu qoro sida uu isticmaalo. Makula tahay wax loo baahna iney tahay!

  waxey shaacisay iney awood u siin doonto macaamiisheeda iney sameystaan Backup oo lagu xirayo furo kaliya uu og-yahay ...
11/09/2021

waxey shaacisay iney awood u siin doonto macaamiisheeda iney sameystaan Backup oo lagu xirayo furo kaliya uu og-yahay qofka xitaa shirkadda aysan ogaan karin. Waxuu ku sameysan karaa Google Drive iyo iCloud. Dhawaan dadkoo dhan awood ayee uyeelan doonaan insha Allah.

📲

Facebook Waxuu kusoo kordhiyay ookiyaalaha Ray Ban;1. Camera oo 2da gees ah. Waxey duubeysaa muuqaal illaa 30 il biriqsi...
10/09/2021

Facebook Waxuu kusoo kordhiyay ookiyaalaha Ray Ban;
1. Camera oo 2da gees ah. Waxey duubeysaa muuqaal illaa 30 il biriqsi sidoo kale waxey qaadi kartaa sawiro cajiib ah.
2. Earphones aanan dhagta galeynin. Waxaad awood u leedahay inaad dhageysato codadka aad jeceshahy iyadoo djagtaada aadan galineynin wax qalab ah.
3. Jaajar oo loogu tala galay ookiyaalaha.

Sidee kula tahay fikradaan?!

Address

Mogadishu
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awaaji Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Awaaji Tech:

Share