15/08/2026
Adwaar Technologies waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee ku guuleysatay ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ฆ๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ญ๐ฎ๐ฎ๐ฎ๐ฑ.
Guushu waa bilowga safar cusub.
Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, waxbarasho sare iyo guulo waaweyn oo aad ku gaartaan riyooyinkiinna.
Hambalyo, Dhalinyarada Mustaqbalka! ๐ธ๐ด๐