09/08/2026
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐
๐๐ฌ๐๐ฅ๐ค๐ ๐-๐๐๐!
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan ardayda fasalka 8-aad ee maanta loo shaaciyay natiijada imtixaanka dugsiyada dhexe.
Hambalyo gaar ah waxaan u diraynaa ardayda kaalmaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad ka gashay imtixaanka. Guushiinnu waa miro ka dhashay dadaalkiinna, dulqaadkiinna iyo taageerada aad ka hesheen waalidiinta iyo macallimiinta.
Ardayda aan helin natiijadii ay filayeen, waxaan ku dhiirrigelinaynaa inaysan niyad jabin, balse ay dadaalkooda sii labanlaabaan. Hal imtixaan ma goโaamiyo mustaqbalka qofka, guushuna waa safar u baahan dadaal joogto ah.
Waxaan sidoo kale bogaadinaynaa waalidiinta, macallimiinta iyo dhammaan bahda waxbarashada doorka muhiimka ah ee ay ka qaateen guusha ardayda.
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง! ๐๐จ๐ฆ๐ญ๐๐ฅ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐ข๐๐ข๐ข๐ง ๐ซ๐๐ฃ๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐๐ช๐๐๐ฅ ๐ข๐๐๐ฒ๐, ๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐ญ๐๐ซ ๐ฅ๐๐ก ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐จ ๐ฐ๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง.