Himilo Solutions

Himilo Solutions the first Somali company that developed a Hospital Management System (HMS). we are largest Somalis ICT for Health Company , working 12 Years .

Our main office is in Mogadishu Have clients more then 9 Cities in the country . Himilo Solutions was the first Somali company that developed a Hospital Management System (HMS) which provides a complete management solution for hospitals and related services. Himilo Solutions was founded by young ICT professionals in 2009 to provide an efficiency Health Information Management System (HIMS) to hospitals and health care centers.

Eid ul-Adha Mubarak ๐ŸHimilo waxay idin leedahay Farxad iyo caafimaad ku ciida
26/05/2026

Eid ul-Adha Mubarak ๐Ÿ
Himilo waxay idin leedahay Farxad iyo caafimaad ku ciida

Fadliga Soonka Maalinta Carafa: Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yiri: "Waxaa lagu dhaafaa ...
25/05/2026

Fadliga Soonka Maalinta Carafa:

Rasuulka (๏ทบ) waxaa la weydiiyay Soonka maalinta Carafo? Wuxuu yiri: "Waxaa lagu dhaafaa (dambiga) Sannadkii tagay iyo sannadka soo socda.
Allh Naga dhigo kuwii Ka faa'ideysta.

Waxaan ku jirnaa  bisha Dulxijjah, oo ah bil aad u barakaysan, Nabigeenna suubbana (NNKH) inoogu sheegay in 10ka maalmoo...
19/05/2026

Waxaan ku jirnaa bisha Dulxijjah, oo ah bil aad u barakaysan, Nabigeenna suubbana (NNKH) inoogu sheegay in 10ka maalmood ee ugu horreeya bishan aysan jirin wax ka khayr badan acmaasha wanaagsan ee la sameeyo.

aan ku dadaalno khayrka iyo cibaadada guud ahaan, si gaar ahna maalmahan 10 ka ah ee barakaysan.

SAMO KU CIIDA
19/03/2026

SAMO KU CIIDA

ุนู† ุญุฏูŠุซ ุงุจู† ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ู…ุง: (ูุฑุถ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ ุฒูƒุงุฉ ุงู„ูุทุฑ ู…ู† ุฑู…ุถุงู† ุตุงุนู‹ุง ู…ู† ุชู…ุฑ ุฃูˆ ุตุงุนู‹ุง ู…ู† ุดุนูŠุฑ ุนู„ู‰ ุงู„ุนุจุฏ ูˆุงู„ุญุฑ ูˆุงู„ุฐูƒ...
14/03/2026

ุนู† ุญุฏูŠุซ ุงุจู† ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ู…ุง: (ูุฑุถ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ๏ทบ ุฒูƒุงุฉ ุงู„ูุทุฑ ู…ู† ุฑู…ุถุงู† ุตุงุนู‹ุง ู…ู† ุชู…ุฑ ุฃูˆ ุตุงุนู‹ุง ู…ู† ุดุนูŠุฑ ุนู„ู‰ ุงู„ุนุจุฏ ูˆุงู„ุญุฑ ูˆุงู„ุฐูƒุฑ ูˆุงู„ุฃู†ุซู‰ ูˆุงู„ุตุบูŠุฑ ูˆุงู„ูƒุจูŠุฑ ู…ู† ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู†ุŒ ูˆุฃู…ุฑ ุจู‡ุง ุฃู† ุชุคุฏู‰ ู‚ุจู„ ุฎุฑูˆุฌ ุงู„ู†ุงุณ ุฅู„ู‰ ุงู„ุตู„ุงุฉ) | ุฑูˆุงู‡ ุงู„ุจุฎุงุฑูŠ ูˆู…ุณู„ู….

๐’๐จ๐จ๐ง๐ช๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง!Waxaan Hambalyo Diirran u Diraynaa macaamiisheena iyo Dhamaan umadda Soomaalyeed ee Muslimka ah.     ...
17/02/2026

๐’๐จ๐จ๐ง๐ช๐š๐š๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง!

Waxaan Hambalyo Diirran u Diraynaa macaamiisheena iyo Dhamaan umadda Soomaalyeed ee Muslimka ah.



๐๐„๐’๐“ ๐€๐๐ƒ ๐Œ๐Ž๐ƒ๐„๐‘๐ ๐ƒ๐„๐๐“๐€๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐Œ๏ผฑ๏ผฉ๏ผฉ๏ผญ๏ผฏ ๏ผค๏ผจ๏ผฉ๏ผญ๏ผฉ๏ผณ ๐Ÿฑ๐Ÿฌ % ๏ผก๏ผจRequest Free Demo |  Codso Demo si aa u aragtid Faahfaahin d...
31/07/2025

๐๐„๐’๐“ ๐€๐๐ƒ ๐Œ๐Ž๐ƒ๐„๐‘๐ ๐ƒ๐„๐๐“๐€๐‹ ๐Œ๐€๐๐€๐†๐„๐Œ๐„๐๐“ ๐’๐˜๐’๐“๐„๐Œ
๏ผฑ๏ผฉ๏ผฉ๏ผญ๏ผฏ ๏ผค๏ผจ๏ผฉ๏ผญ๏ผฉ๏ผณ ๐Ÿฑ๐Ÿฌ % ๏ผก๏ผจ
Request Free Demo | Codso Demo si aa u aragtid Faahfaahin dheeraad ah

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ummadda Islaamka curashada sanadka Cusub ee 1447 Hijri.Waxaan Alle  (SWT) ka baryeyn...
26/06/2025

Waxaan hambalyo u diraynaa dhammaan ummadda Islaamka curashada sanadka Cusub ee 1447 Hijri.

Waxaan Alle (SWT) ka baryeynaa in uu sanadkan inooga dhigo sanad barako, nabad, caafimaad Iyo cibaado leh.

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
06/06/2025

Ciid Wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Eid wanaagsan
29/03/2025

Eid wanaagsan

Address

Makka Al-Mukarama Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilo Solutions:

Share