KaabeUp

KaabeUp Delivering Professional ICT Solutions Across All Sectors.

Hambalyo ๐Ÿญ-๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ maalinta xorriyadda iyo israaca ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ณ๐˜‚๐—ฟ iyo ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
01/07/2026

Hambalyo ๐Ÿญ-๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—น๐˜†๐—ผ maalinta xorriyadda iyo israaca ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ณ๐˜‚๐—ฟ iyo ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ.๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Waxan Ganacsiyada Ka Caawinaaโœ”๏ธ Casriyeynta ganacsigaโœ”๏ธ Nidaaminta hawlaha shaqadaโœ”๏ธ Hirgelinta xalal teknoolajiyadeed o...
15/06/2026

Waxan Ganacsiyada Ka Caawinaa

โœ”๏ธ Casriyeynta ganacsiga
โœ”๏ธ Nidaaminta hawlaha shaqada
โœ”๏ธ Hirgelinta xalal teknoolajiyadeed oo fududeeya koboca

Waxaan dhisnaa xalal ganacsi oo kaa caawinaya inaad si hufan u maamusho una kobciso ganacsigaaga.

Nala soo xiriir si aan ganacsigaaga u gaarsiino heerka xiga.
WhatsApp:0614856585

Garsoore Omar Abdulkadir ArtanKusoo dhawow dhulkaaga hooyo๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaaliya way ku garab taagan tahay,Dadaalkaaga iyo kartid...
10/06/2026

Garsoore Omar Abdulkadir Artan
Kusoo dhawow dhulkaaga hooyo

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaaliya way ku garab taagan tahay,Dadaalkaaga iyo kartidaada waa kuwo lagu faano.
Waxaan kuu rajaynaynaa guul iyo nabad

Ku Maamul dalabyada online-ka, iibka, bakhaarka, xisaabaadka iyo warbixinada ganacsigaaga hal nidaam oo casri ah.Kulmis ...
06/06/2026

Ku Maamul dalabyada online-ka, iibka, bakhaarka, xisaabaadka iyo warbixinada ganacsigaaga hal nidaam oo casri ah.

Kulmis smart

Nala soo xiriir si aad u tijaabiso
WhatsApp:0614856585

Hambalyo guuleystaha saadaalinta ciyaartii u dhexeysay PSG iyo Arsenal ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘
31/05/2026

Hambalyo
guuleystaha saadaalinta ciyaartii u dhexeysay PSG iyo Arsenal ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘

Saadaali natiijada kulanka adag ee u dhexeeya Arsenal iyo PSG, kuna guuleyso $10ShuruudahaFollow garee page-keenaLike sa...
30/05/2026

Saadaali natiijada kulanka adag ee u dhexeeya Arsenal iyo PSG, kuna guuleyso $10

Shuruudaha
Follow garee page-keena
Like saar post-kan
Share garee post-ka

Haddii ay jiraan dhowr qof oo si sax ah ugu jawaaban waxaa guulaystay qofkii ugu horreeyay ee buuxiya shuruudaha

โฐ Hubi inaad ka qayb gashay ka hor inta aysan ciyaartu bilaaban.

Ciid mubaarak, ku ciida nabad iyo farxad
26/05/2026

Ciid mubaarak, ku ciida nabad iyo farxad

Ganacsigaaga gaarsii level sare adigoo adeegsanaya Kulmis SystemKulmis wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga u maamusho ...
23/05/2026

Ganacsigaaga gaarsii level sare adigoo adeegsanaya Kulmis System

Kulmis wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga u maamusho si casri oo smart ah.

Nagala so xiriir
WhatsApp: 0614856585

18/05/2026

Ganacsigaaga ka dhig mid casri ah adigoo isticmaalaya Kulmis System

Nagala so xiriir
WhatsApp: 0614856585

Ganacsigaaga gacanta ku hay meel walba oo aad joogto.U wareeg system-ka kulmis si uu u kobciyo ganacsigaaga.๐Ÿ“ฉ Nala soo x...
16/05/2026

Ganacsigaaga gacanta ku hay meel walba oo aad joogto.

U wareeg system-ka kulmis si uu u kobciyo ganacsigaaga.

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo
WhatsApp: 0614856585

Address

KM4 Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KaabeUp posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share