Kaafiye Technology Center - KTC

Kaafiye Technology Center - KTC KTC Hoyga Tiknoolojiyadda iyo Tababarka

Kaafiye Technology Center (KTC) waa shirkad gaar loo leeyahay oo la aasaasay bartamiha sanadkii 2015, kana shaqeysa geeska Africa gaar ahaan Soomaaliya, Xarunteeda ugu wayn waxay ku taalaa Mogadishu. Shirkadda waxaa loo aas aasay horumarinta bulshada dhanka tiknoolojiyada iyo buuxinta baahiyaha tiknoolojiyadeed ee ka jirta guud ahaan dalkeena Soomaaliya.

Hambalyo Ardaydeena Kaafiye Technology Center waxay idinkugu hambalyeynaysaa dadaalkiinna iyo natiijada sare ee aad ka g...
09/08/2026

Hambalyo Ardaydeena

Kaafiye Technology Center waxay idinkugu hambalyeynaysaa dadaalkiinna iyo natiijada sare ee aad ka gaarteen Imtixaanka Dugsiga Dhexe.

Guushan ha idiin noqoto bilowga guulo kale oo waaweyn.

09/08/2026

Dib u milicsi Difaacasha-dii usbuucii h**e.

Muuqaalkan kooban wuxuu ka tarjumayaa dadaalka, hal-abuurka, iyo kalsoonida ay ardaydu ku soo bandhigeen project yadooda intii lagu guda jiray difaacashada.

08/08/2026

Qeybtaan koowaad, Asma Mohamed Muhidiin waxay soo bandhigeysaa features-ka Restaurant Management System oo ay horumarisay, iyadoo sharaxeysa sida system-ku u fududeeyo maamulka maqaayadda iyo adeegyada macaamiisha.

La soco qeybta 2 si aad u aragto qeybaha kale ee system-ka.

Isdiiwaangeli oo ku soo biir fasallada cusub ee bisha Agoosto! Koorsooyinka la qaadanayo:1️⃣ Computer Applications2️⃣ ME...
02/08/2026

Isdiiwaangeli oo ku soo biir fasallada cusub ee bisha Agoosto!

Koorsooyinka la qaadanayo:

1️⃣ Computer Applications
2️⃣ MERN Stack Web Development
3️⃣ Video Editing & Motion Graphics

Kobci xirfadahaaga, hel aqoon wax-ku-ool ah, una diyaargarow fursadaha shaqo ee casriga ah.

📞 Iska diiwaangeli lambarkaan: https://wa.me/252614474713

Baro sida hal mobile app uu ugu adeegi karo hay'ado badan iyadoo xogta hay'ad kasta si ammaan ah loo kala ilaalinayo.Lac...
31/07/2026

Baro sida hal mobile app uu ugu adeegi karo hay'ado badan iyadoo xogta hay'ad kasta si ammaan ah loo kala ilaalinayo.
Lacagta kaqeybgalka: $5
Isdiiwaangelinta: https://shorturl.at/GdRJY
Waxaa qabanaayo Tababarka Guddoomiyaha Kaafiye Technology Center (KTC) ee Dalka Kenya Eng. Abdihamid Husein Geeddi.

30/07/2026

Kadib sharaxaaddii system-ka ee Qeybta 1, hadda daawo Farxiya Daahir iyadoo si toos ah u soo bandhigeysa una tijaabineysa system-ka ay horumarisay.

29/07/2026

Maanta waxaa Kaafiye Technology Center nagu soo booqday Macallin Kobac, isagoo ardayda la wadaagay dhiirrigelin iyo talooyin qiimo leh.

KOBAC Tababaridda La-Talinta & Wacyigelinta

28/07/2026

Farxiya Dahir Mohamud oo sharxaysa System-ka ay horumarisay.

Qeybta 2aad ayaan kusoo bandhigeenna system-ka.

27/07/2026

Website-ku ma aha bog internet oo keliya waa wajiga dijitaalka ah ee ganacsigaaga.

Nala soo xiriir maanta si aan kuugu dhisno website ku habboon ganacsigaaga.

Address

Howl-Wadaag Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaafiye Technology Center - KTC posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaafiye Technology Center - KTC:

Shortcuts

Share