14/02/2026
Nidaam keena SBMS waxa u gaar yahay ganacsiyada supplements-ka iibiya wuxu isku xiraya:
1: E-commerce: In macaamiishu si fudud alaabta uga iibsadaan website-ka.
2: Management System: Inaad hal meel ka maamusho PoS-ka, Inventory-ga, iyo iibka.
Nidaamkan wuxuu kuu saamaxayaa in dalabaadka macaamiisha iyo inventory ga ay mar walba isku xirnaadaan.
Nala soo xiriir si aad u hesho Demo
Whatsapp: 0611068617 ama guji link gan
https://wa.me/252611068617