Talvo Technology

Talvo Technology Talvo Technology is a forward-thinking technology company dedicated to driving digital innovation and delivering impactful solutions.

03/07/2026

๐Ÿš€ ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ โ€“ ๐๐ž๐ญ๐š ๐•๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐จ๐ง-๐ค๐š ๐‹๐ข๐ฏ๐ž ๐ƒ๐ž๐ฆ๐จ-๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ ๐‡๐š๐๐๐š ๐–๐š๐š ๐ƒ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ!

Waxaan ku faraxsanahay inaan idinla wadaago Beta Version-ka cusub ee Leademy. Waxaan idin ku dhiirigelinaynaa inaad tijaabisaan oo dib noogu soo celisaan ra'yigiinna. ๐ŸŽ‰

๐Ÿ”— Demo-ga live-ka ah: https://leademy.free.je/?i=1
โœจ ๐’๐ข๐Ÿ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š (๐…๐ž๐š๐ญ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฌ) ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐‹๐ž๐š๐๐ž๐ฆ๐ฒ:
โœ… ๐€๐Ÿ๐Ÿ๐ข๐ฅ๐ข๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ โ€“ Ku biir oo dakhli ka hel horumarinta bulshada barashada
โœ…๐–๐ž๐›๐ข๐ง๐š๐ซ๐ฌ โ€“ Ka qeyb qaado casharro live ah oo tayo sare leh
โœ… ๐‘๐ž๐ฌ๐จ๐ฎ๐ซ๐œ๐ž๐ฌโ€“ Helitaan buugaag, agabyo iyo maadooyin waxbarasho oo faa'iido leh
โœ…๐Œ๐ž๐ง๐ญ๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ โ€“ Casharro live ah oo hoggaamin gaar ah lagu bixiyo
โœ… ๐ƒ๐š๐ฌ๐ก๐›๐จ๐š๐ซ๐ โ€“ La dhis oo maamul barnaamijkaaga si fudud
๐Ÿ‘ฅ ๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐‹๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐“๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ:
๐ŸŽ“ Ardayda (Students)
๐Ÿ‘จโ€๐Ÿซ Macallimiinta (Instructors)
๐Ÿข Shirkadaha (Companies)
๐Ÿ›๏ธ Jaamacadaha (Universities)
๐ŸŒ Ururrada Bulsheed (NGOs)

Kani waa waqti aad ka qeyb geli karto isbeddel weyn oo waxbarasho ah! Nagu soo biir Leademy, halka aqoontu iyo horumarku ay isku xirmaan. ๐Ÿ’ก
๐Ÿ‘‰ Isticmaal link-ga korka ah oo bilow safarkaaga!

๐Ÿš€๐ŸŒ™ ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™๐Ÿš€Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, Talvo Technology waxay hambalyo diirran u diray...
26/05/2026

๐Ÿš€๐ŸŒ™ ๐‚๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐€๐๐ฑ๐š ๐Œ๐ฎ๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ค ๐ŸŒ™๐Ÿš€
Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa awgeed, Talvo Technology waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan macaamiisheeda, bahda teknoolojiyadda, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeyneynaa ciid ay ka buuxaan farxad, nabad, iyo horumar joogto ah.
Allaha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gallado guul iyo barwaaqo.

๐Ÿ’ป Teknoolojiyaddu waa mustaqbalka, annaguna waxaan u taaganahay hal-abuur iyo adeeg tayo leh.

โœจ Ciid wanaagsan adiga iyo qoyskaaga
โœจ Eid Al-Adha Mubarak

๐Ÿš€ ๐–๐š๐š ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข! ๐“๐š๐ฅ๐ฏ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐–๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐š๐ฒ.Si farxad leh ayaan u ogeysiineynaa dhammaan macaamiisheena iyo bulshad...
17/04/2026

๐Ÿš€ ๐–๐š๐š ๐‘๐š๐ฌ๐ฆ๐ข! ๐“๐š๐ฅ๐ฏ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐–๐š๐ฒ ๐’๐ก๐š๐ช๐จ ๐๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ๐๐š๐ฒ.

Si farxad leh ayaan u ogeysiineynaa dhammaan macaamiisheena iyo bulshada inteeda kale in Is Talvo Technology ay si rasmi ah u bilowday howlaha shaqo.

Waxaan kuugu diyaarinnay adeegyo casri ah oo tayo sare leh, gaar ahaan:

๐ŸŒ Sameynta iyo naqshadeynta Website-yada
โš™๏ธ Dhisidda Systems (Web Apps & Management Systems)

๐Ÿ“Š Xalal dijitaal ah oo ganacsigaaga kobcinaya
Hadafkeenu waa inaan kuu fududeyno safarkaaga digital-ka, isla markaana aan kuu dhisno xalal ku habboon baahidaada.

๐Ÿ“ฉ Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

๐“๐š๐ฅ๐ฏ๐จ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ โ€” ๐˜๐จ๐ฎ๐ซ ๐ƒ๐ข๐ ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐†๐ซ๐จ๐ฐ๐ญ๐ก ๐๐š๐ซ๐ญ๐ง๐ž๐ซ ๐Ÿ’ปโœจ

Wishing everyone a productive and peaceful Friday. ๐ŸŒฟ
09/10/2025

Wishing everyone a productive and peaceful Friday. ๐ŸŒฟ

We build responsive websites that adapt seamlessly to any device โ€” mobile, tablet, or desktop. Modern, fast, and designe...
01/10/2025

We build responsive websites that adapt seamlessly to any device โ€” mobile, tablet, or desktop. Modern, fast, and designed to grow your business.

Accelerate your growth with our trusted services โ€” simple, productive, and built for your success. ๐Ÿš€ Get started today! ...
30/09/2025

Accelerate your growth with our trusted services โ€” simple, productive, and built for your success. ๐Ÿš€ Get started today!

๐Ÿš€ Something Big is Comingโ€ฆ At Talvo Technology, we believe in going Beyond Digital Innovation. Our journey to transform ...
26/09/2025

๐Ÿš€ Something Big is Comingโ€ฆ
At Talvo Technology, we believe in going Beyond Digital Innovation.
Our journey to transform businesses with powerful, simple, and impactful technology solutions is just getting started.
โœจ Stay tuned โ€” Talvo Technology is launching soon!
.

Visit our Page to see the latest updates.

Address

Taleh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talvo Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share