IRTAH GROUP

IRTAH GROUP Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IRTAH GROUP, Electronics Company, New Talex-Street garowe Road, Taleex.

Shirkada Xoogaa korontada iyo Biyaha Macaan sidoo kale iibinta qalabka electric iyo electronics iyo Spare parts-ka
Kusoodhawoow Irtah Group oo isugu jirta
- electric supply �
-pure mineral water �
- agricultural development �

-------------------------- OGAYSIIS------------------Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shirkada ee IRTAH GROUP  waxay ...
08/04/2025

-------------------------- OGAYSIIS------------------

Dhamaan maamulka iyo hawl wadeenada shirkada ee IRTAH GROUP waxay ugu bisharaynaysaa macaamiishooda sharafta leh ku dhaqan guud ahaan gobolka xaysimo gaar ahaan caasimada Taleex, Degmooyinka hoosyimada iyo dhaman tuulooyinka ku xeeran inay warshadii biyaha macanaa balaadhin iyo dib u casriyeen kusameyeen kana heli karaan xili kasta biyo macaan oo saafiya, Qiimo jabana ah.

Kusoodhawoowada saaxiibayaal adeeg sare aan usamaynayno wakhtiga adag ee abaaraha ah macaamiisheena.

Mahadsanidiin.

29/11/2024
30/04/2024

Ka saar qalabka korontada xiliga aadan isticmaalayn.

Ku guuleyso abaalmarin $20 ah oo IRTAH GROUP uu kuugu talo-galay, haddii aad saadaaliso natiijada dhibcaha ay caawa ku k...
07/04/2024

Ku guuleyso abaalmarin $20 ah oo IRTAH GROUP uu kuugu talo-galay, haddii aad saadaaliso natiijada dhibcaha ay caawa ku kala baxayaan Xamarweyne iyo Laascaanood oo isugu soo haray Final-ka Tartan-Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed.

Sharuudaha:
1. Like
2. Follow
3. Share

RAMADAN KARIIM ALL OUR FRIENDS AND FAMILY MEMBERS HAVE BEEN DOING GOOD AND WELL.
12/03/2024

RAMADAN KARIIM ALL OUR FRIENDS AND FAMILY MEMBERS HAVE BEEN DOING GOOD AND WELL.

24/01/2024

Waxaan Caawa idiin soo gudbinaynaa Kooxda IRTAH FC [Ex Kaah] Taarikhdeeda oo kooban.

Kooxda waxaa la dhisay Sanadkii 2016 bilawgiisii waxayna wadatay Magaca HARD BOYS Mudo dheer oo ay wadatay magacaa Sanadkii 2019 ayaa Kooxda laga badalay Magacii HARD BOYS Iyadoo loo bixiyay Magaca KAAH FC magacan waxay kooxdu ku sameysay Horumar iyo waxqabad la taaban karo, Sanadkii 2022 Bishii 7aad waxaa kooxda la wareegay COMPANY-GA IRTAH GROUP kaas oo bixiya Korontada iyo Biyaha COMPANY-gu kooxda wuxuu ka soo dhex xushey Saddex kooxod oo Magaalada Taleex kala dhisnaa isagoo ku qancay Kooxda KAAH FC oo ahayd markasta koox ka dhex muuqanaysay Degmada, in baddana Magaca Degmada Sharafkiisa ilaalisay.

Kooxdu waxay Qaadey 3 koob oo loo qabtay Kooxaha Degmada Taleex Sanadadii 2020, 2021,

Labo kamid ah Koobabka waxay ka qaadey Kooxda Darawiish halka midka Sadexaad ay ka qaadey Kooxda Star Fc.

Kooxdu waxay hormuud markasta u ahayd Sports Degmada waxay soo martay Marxalado adag iyadoo mar ba la waqiic ah ahayd Duruufaha ka jiray Degmada Waxay kooxdu doorweyn ka qaadatay Nabadeeyntii Beelaha walaalaha ah Iyadoo samaysay is dhexgal bulsho kana qayb qaadatay sidii Bulshadu isku dhexgali lahayd maadama uu Sports ku kamid yahay meelaha ay ka timaado is dhexgalka Bulshada, waana Arrimaha doorka shariifka ah leh ee ay kooxdu ku faanto.

Kooxda Waxaa soo maray Captano baddana waxaa ugu Danbeeyay Captan Cabdinasir Xabeeb oo la wareegay Captanimada Kooxda 2020/11-aad isagoo kala wareegay Captain kii ka horeeyay ee Cabdalle Goobe, Sanadkan Waxaa Captanimada Kooxda Mohamed Thiago isagoo markii danbe Captanka kooxda ku Wareejiyay Captan Ku xigeenkii Kooxda Cabdinasir Keyse Gaab oo ah hadda Captan ka rasmiga ah ee Kooxda.

Kusoodhawoow Beerta IRTAAX  Ee Caasimada Taleex, SSC-Khaatumo-Somalia.
24/09/2023

Kusoodhawoow Beerta IRTAAX Ee Caasimada Taleex, SSC-Khaatumo-Somalia.

Habeen Qurxoon iyo Taleex.
23/09/2023

Habeen Qurxoon iyo Taleex.

Fardaha Taleex❤️
14/07/2023

Fardaha Taleex❤️

Kulan Qurux baddan oo Galabta ka dhacay Magaalada Awr-boogays ayaa kusoo dhamaadey isna Barbaro goolaal la'aan ah.

Kooxda Kubada Cagta ee IRTAH FC ayaa kulankoodii labaad la ciyaartay Xulka Magaalada Awr-boogays.

IRTAH FC 0:0 Xulka Magaalada Awr-boogays.

Kooxda ayaa wali sii wadan doonta safarkeeda kubadeed.

Waxaanu u taaganahay Difaacida iyo sharafka Degmada Taleex, kan Kooxda iyo Kan Shirkada Korontada iyo Biyaha ee IRTAH GROUP.

Admin Shirwac Dr'Goobe

13/07/2023

Address

New Talex-Street Garowe Road
Taleex

Telephone

+252907797473

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IRTAH GROUP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to IRTAH GROUP:

Share