Hiddo Tech

Hiddo Tech Hiddo Tech is a creative agency specializing in Graphic Design, Brand Design, Event Brand Design, Digital Marketing & Video Editing.

Waxaan Summad usameynay Maamus Dermatology & Aesthetics Center.Macmiil Hiddo Tech waxay kaa caawinaysaa in fikradaada ay...
25/08/2026

Waxaan Summad usameynay Maamus Dermatology & Aesthetics Center.

Macmiil Hiddo Tech waxay kaa caawinaysaa in fikradaada ay ubadesho Summad dhab ah, ayna kuu dhisto summad dhameystiran oo dhanwalba leh.

Need our services? Get in touch:
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252682109704
๐ŸŒ .so

23/08/2026

๐ŸŽฌFikraddaada u beddel muuqaal saamayn leh!

Hiddo Tech waxay kuu qabanaysaa adeegyada Motion Graphics iyo Video Editing oo casri ah, soo jiidasho leh, kuna habboon ganacsigaaga iyo baraha bulshada.

Nala soo xiriir:
๐Ÿ“ž +252 682 109704
๐Ÿ“ฉ [email protected]

Hiddo Tech - Fikraddaada u beddel muuqaal saamayn leh.

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno shaqo aan u qabanay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galm...
21/08/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan soo bandhigno shaqo aan u qabanay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug kuna saabsaneyd shaacinta natiijada imtixaanka dugsiga dhexe ee Dowlad goboleedka Galmudug.

waxaan diyaar unahay inaan ka shaqeyno mashruucaaga, noqo mashruuca kan ku xiga.

Mahadsanidiin agaasimaha imtixaanaadka iyo shahaadooyinka Ahmed Hussein Khaire iyo Agaasimaha Macalimiinta iyo horumarinta Manhajka Zakarie Abdullahi oo noo doortay inaan noqonno doorkooda koowaad ee kala shaqeyn kara mashruucaan.

Waxaan si rasmi ah idiinku soo bandhigaynaa Engr. Abdinor Ahmed (Abyarisow), Co-founder of Hiddo Tech.Engr. Abdinor wuxu...
18/08/2026

Waxaan si rasmi ah idiinku soo bandhigaynaa Engr. Abdinor Ahmed (Abyarisow), Co-founder of Hiddo Tech.

Engr. Abdinor wuxuu door muhiim ah ka qaadan doonaa maamulka, kobcinta iyo horumarinta shirkadda. Waxa uu sidoo kale hoggaamin doonaa mashaariicda waaweyn iyo hawlaha hal-abuurka, isaga oo korjoogteyn iyo taageero siinaya shaqaalaha.

Ku soo dhawoow hoggaanka Hiddo Tech.

Engr. Abdinor Ahmed Abdullahi
Co-founder | Hiddo Technology

Hambalyo, ardayda fasalka 12aad๐ŸŽ“Hiddo Tech waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaysaa dhammaan ardayda helay natiijada...
15/08/2026

Hambalyo, ardayda fasalka 12aad๐ŸŽ“

Hiddo Tech waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynaysaa dhammaan ardayda helay natiijada imtixaanka fasalka 12aad, kuwa kaalmaha sare galay iyo dhammaan ardayda heley natiijada.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, horumar joogto ah iyo inaad gaartaan heerar sare oo waxbarasho.

Waxbarashadu ma laha meel lagu joogsado, waa safar heer kasta uu kuu furayo heer kale.

Hambalyo dhammaantiin!

๐ŸŽ“ Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad!ka Hiddo Tech ahaan, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda Fasalka 8a...
09/08/2026

๐ŸŽ“ Hambalyo Ardayda Fasalka 8aad!

ka Hiddo Tech ahaan, waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan ardayda Fasalka 8aad ee ku guuleystay natiijooyinka imtixaanka DFS, una gudbay heerarka xiga ee waxbarashada.๐Ÿ‘โœจ

Waxaan idinku dhiirrigelinaynaa inaad sii waddaan dadaalka iyo horumarinta aqoontiinna, isla markaana aad ka miro-dhalisaan heerarka kala duwan ee waxbarashada iyo kobcinta xirfadihiinna.

Hambalyo guushiinna! Waxaan idiin rajaynaynaa guulo kale iyo inaad gaartaan iyo heerar ka sarreeya kuwa aad maanta joogtaan, Inshaโ€™Allah. ๐ŸŒŸ๐Ÿ“š

Waxaan astaan usameynay Musasada Al-Ansaaru Sunnah.Macmiil Hiddo Tech waxay kaa caawinaysaa in fikradaada ay ubadesho mi...
06/08/2026

Waxaan astaan usameynay Musasada Al-Ansaaru Sunnah.

Macmiil Hiddo Tech waxay kaa caawinaysaa in fikradaada ay ubadesho mid dhab ah, ayna kuu dhisto summad dhameystiran oo dhanwalba leh.

Need our services? Get in touch:
๐Ÿ“ง Email: [email protected]
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252682109704
๐ŸŒ .so

Hiddo Tech waa xalka ganacsigaaga, noogu kaalay suuq-geyn casri ah.๐Ÿ“ž +252 682 109704๐Ÿ“ฉhiddotech@gmail.com
04/08/2026

Hiddo Tech waa xalka ganacsigaaga, noogu kaalay suuq-geyn casri ah.

๐Ÿ“ž +252 682 109704
๐Ÿ“ฉ[email protected]

Summaddaadu waa waxa ugu horreeya ee macmiilku kaa arko ka hor inta uusan adeeggaaga tijaabin.Hiddo Tech waxay kuu diyaa...
25/07/2026

Summaddaadu waa waxa ugu horreeya ee macmiilku kaa arko ka hor inta uusan adeeggaaga tijaabin.

Hiddo Tech waxay kuu diyaarisay saddex xirmo oo naqshadeyn iyo dhisidda summadda ah:

๐Ÿ”ธ Gundhig - Aasaaska Aqoonsiga ganacsigaaga
๐Ÿ”ธ Tacab - Aqoonsi ballaaran iyo naqshadeynta agab-yada qaar
๐Ÿ”ธ Dhammays - Xirmo dhammaystiran oo summaddaada sare u qaadaysa

Dooro xirmada ku habboon baahidaada, annaguna fikraddaada waxaan u beddelaynaa summad muuqata, la xasuusan karo, kalsoonina abuureysa.

Faahfaahinta xirmo kasta ka eeg sawirrada.

๐Ÿ“ž +252 682 109704
๐Ÿ“ฉ[email protected]

Waxaan si rasmi ah idiinku soo bandhigaynaa Engr. Abdisalaam Ahmed(Engr. Zeeko) Co-Founder-ka Hiddo TechWuxuu door muhii...
25/07/2026

Waxaan si rasmi ah idiinku soo bandhigaynaa Engr. Abdisalaam Ahmed(Engr. Zeeko) Co-Founder-ka Hiddo Tech

Wuxuu door muhiim ah ka qaadan doonaa horumarinta mashaariicda, kobcinta xiriirrada ganacsi, hoggaaminta hawlaha hal-abuurka iyo ballaarinta shirkadda.

Ku soo dhawoow hoggaanka Hiddo Technology, Waxaan wadajir u dhisaynaa mustaqbal ka xooggan.

Engr. Abdisalam Ahmed Abdullahi
Co-Founder | Hiddo Tech

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiddo Tech posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hiddo Tech:

Shortcuts

Share