MGE Group

MGE Group Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MGE Group, Electronics, Hargeisa, Wajaale.

MGE Waa Brand Casri Ah Oo Ku Takhasusay Soo Saarista ALAABTA ELECTRONIC Iyi QALAB JIMICSIGA (Fitness Equipment) Ujeeddada MGE Waa In Ay Dadka Siiso Alaab Tayo Sare Leh, Adkeysi Leh, Isla Markaana La Awoodi Karo..

27/08/2026

MGE Earpods 🎧

Quality Sound, True Wireless Freedom!

Ku raaxayso cod nadiif ah, naqshad casri ah iyo isku-xidhnaan fudud meel kasta oo aad joogto.
MGE Earpods waxa loogu talagalay music, calls iyo nolol maalmeedkaaga. πŸ”₯

MGE Wireless EarPods, ka dalbo tukaanada magaaladaada.
24/08/2026

MGE Wireless EarPods, ka dalbo tukaanada magaaladaada.

Jimce Mubarak dhammaan macaamiisheenna. Ku jimcaysta saliga nabiga SCW.
20/08/2026

Jimce Mubarak dhammaan macaamiisheenna. Ku jimcaysta saliga nabiga SCW.

16/08/2026

Waxa aannu qayb ka ahayn Sponsor-ka xafladda Bandhigga Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.

Waxa farxad noo ahayd in aannu ahayn Sponsor-ka xafladda Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.
15/08/2026

Waxa farxad noo ahayd in aannu ahayn Sponsor-ka xafladda Buugga Guusha Gabadha ee uu qoray qoraa Faatix Cali.

10/08/2026

Kaawiyad casri ah ayaa kuugu diyaar ah MGE Group, Ku dalbo jumlad.

Ku Raaxayso Cod Tayo Sare leh oo ay kuu keentay MGE (True Wireless Earpods!).Kor u qaad waayo-aragnimadaada muusigga, wi...
05/08/2026

Ku Raaxayso Cod Tayo Sare leh oo ay kuu keentay MGE (True Wireless Earpods!).

Kor u qaad waayo-aragnimadaada muusigga, wicitaannada, iyo madadaalada adigoo isticmaalaya MGE True Wireless Earpods (MG-BT011).

✨ Wicitaanno cad oo nadiif ah
🎡 Cod tayo sare leh oo qoto dheer
πŸ“Ά Isku xidh Bluetooth 5.4 oo xawaare leh
πŸ”‹ Baytari waqti dheer shaqaynaya
🎧 Naqshad casri ah oo raaxo leh

Haddii aad shaqaynayso, wax baranayso, safar ku jirto, ama nasanayso, MGE Earpods waxay ku siinayaan waayo-aragnimo cod oo tayo sare leh meel kasta oo aad joogto.

πŸ“ž Ku dalbo jumlad maanta!
☎️ +252 634258544 | +252 634235737

Waxaan Gaarnay 3K Followers Facebook ah! πŸŽ‰Waxa aannu u mahadcelineynaa qof kasta oo nasoo raacay, na taageeray, isla mar...
03/08/2026

Waxaan Gaarnay 3K Followers Facebook ah! πŸŽ‰

Waxa aannu u mahadcelineynaa qof kasta oo nasoo raacay, na taageeray, isla markaana nala falgalay safarkan. Gaarista 3,000 taageerayaal waa aaminaad ka timid macaamiisheenna iyo masuuliyad.

Waad ku mahadsan tihiin kalsoonida, daacadnimada, iyo taageerada joogtada ah ee aad na siiseen.

Address

Hargeisa
Wajaale
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MGE Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category