12/08/2025
🚨🚨FURSAD SHAQO MA RABTA 🚨🚨👇
Ma taqaanaa qof u baahan dayactir? 💡
Haddii aad qof macmiil ah FIXA soo xirto — adiga ayaa helaya 5% ka mid ah lacagta shaqadaas! 💰
Fixa Repair Services waxay kuu qabataa
✅Hagaajinta qasabadaha io tuumboyinka
(Plumbing)
✅⚡ Hagajinta koronto & qalab koronto
✅🪚 Hagajinta alaabta guriga (sariiraha, miisaska, kuraasta iwm)
Sida ay u shaqeyso:
1️⃣ Soo dir magaca qofka ama lambarkiisa (macmiilka u baahan adeeg).
2️⃣ Fixa ayaa la xiriiraysa, oo shaqada waa la qabtaa.
3️⃣ Adiga waxaa lagu siinayaa 5% lacagta shaqadaas – si toos ah (Zaad, eDahab ama cash).
Tusaale:
Haddii shaqadu tahay $100 → Adiga waxaa kuu soo baxaya $5! 😎
Kalaso xidhiidh:252637067916
:252657067916