Diiwaan gelinta magaca barta internet-ka (Domain Registration )
2. Keydinta Bogga Internetka ( Website Hosting )
3. Naqshadeynta Boggaada Internet-ka ( Web Design )
Dhamaan adeegyada Shirkada ASTAAN HOST waa kuwa aad u qiima jaban. DIIWAAN GELINTA MAGACA BARTA INTERNETKA (DOMAIN REGISTRATION)
TLD Min. Years Register Transfer Renewcom 1 $12.99 USD $12.99 USD $12.99 USDnet 1 $12.99 USD $12.99 US
D $12.99 USDorg 1 $12.99 USD $12.99 USD $12.99 USDinfo 1 $11.92 USD $11.92 USD $11.92 USDus 1 $12.99 USD $12.99 USD $12.99 USDca 1 $23.00 USD $23.00 USD $23.00 USDus.org 1 $35.00 USD $35.00 USD $35.00 USD
¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬¬
Astaan Host waxay bixisaa sedex (3) heer oo ah adeegyada Keydinta Bartaada Internet-ka ama boggaada Internet-ka. Sedexda heer waxaa look ala qaada sida tan:
1) HEER BILLAAW AH ( PERSONAL STARTER ) $4.50/MONTH
Adeegani wuxuu ku haboonyahay shaqsiyaadka u baahan iney Bar-Internet (Internet Presence) yeeshan. Waxaa loo adeegsan karaa Boggaga Internet-ka u gaarkaa shaqsiyaadka. Waa adeeg Web Hosting oo aan Keyd Wayn u baahnayn. Waa adeeg ku haboon xayeysiinta goobtaada ganacsiga ama wixii macluumaada eed aad damacdo inaad Barta internet-ka dunida ugu gudbiso. Astaamaha adeegan waa sida tan:
Ma lahan adeegani Domain bilaasha ( No free Domain Name )
Xajmiga keydka boggaada ( Disk Space ) = 200 MB
Heerka xog gudbinta boggaada bil walba ( Bandwidth ) = 1000 MB
Waxaa Boggaada Maareeyn kara ugu badnaan 3 ruux ( 3 FTP Accounts )
Wuxuu Bogaadu yeelan karaa 5 email ( 5 Email accounts )
Wuxuu Bogaadu yeelan karaa 3 keyd-Xogeed ( 3 MySQL databases)
Qiimaha adeegani waa USD 4.50 bishiiba. ($4.50/Month)
FG: Waxaa astaamahan sii dheer kuwa kale oo bada. Eeg (MAXAAD KU DOORAN ASTAAN HOST)
2) HEER DHEXE ( PERSONAL PRO ) $6.99/MONTH
Adeegani wuxuu ku haboonyahay ruuxii u baahan keyd boggeed illaa xad ku fillan. Waxaa loo isticmaali karaa adeegan howla badan. Wuxuu wataa adeeganai Magaca Barta Internet-ka oo bilaasha (Domain Name) inta aad doonto. Mar wabla oo aad dalbato adeegada keydka (Hosting) Domain Name-kaadu wuu is cusbooneysiinaa.. Domain bilaasha (Free Domain Name )
Xajmiga keydka boggaada ( Disk Space ) = 1000 MB
Heerka xog gudbinta boggaada bil walba ( Bandwidth ) = 2000 MB
Waxaa Boggaada Maareeyn kara ugu badnaan 10 ruux ( 10 FTP Accounts )
Wuxuu Bogaadu yeelan karaa email xad la’aana ( Unlimited Email accounts )
Wuxuu Bogaadu yeelan karaa 10 keyd-Xogeed ( 10 MySQL databases)
Qiimaha adeegani waa USD 6.99 bishiiba. ($6.99/Month)
FG: Waxaa astaamahan sii dheer kuwa kale oo bada. Eeg (MAXAAD KU DOORAN ASTAAN HOST)
1) HEER SARE ( DIAMOND PLAN) $8.99/MONTH
Adeegani waxaa loogu talo galay dadka u baahan xajmi (disk space) aad u sareeya oo la kobca (grow with) hadba baahidaadu inta ay la egtahay. Wuxuu ku wanaagsan yahay dalabkani dhamaan ganacsiyada waaweyn iyo jaamicadaha iyo wixii la mida. Domain bilaasha (Free Domain Name )
Xajmiga keydka boggaada ( Disk Space ) = 4000+ MB
Heerka xog gudbinta boggaada bil walba ( Bandwidth ) = 5000+ MB
Waxaa Boggaada Maareeyn kara inta ruux ee aad doonto ( Unlimited FTP Accounts )
Wuxuu Bogaadu yeelan karaa email xad la’aana ( Unlimited Email accounts )
Wuxuu Bogaad yeelan karaa inta keyd-Xogeed ee aad doonto ( Unlimited MySQL databases)
Qiimaha adeegani waa USD 8.99 bishiiba.