Golis Telecom

Golis Telecom The largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia

Golis Telecom is the largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia. It was founded in 2002 with the objective of supplying the country with GSM mobile services, fixed line, and internet services

Sidee u isticmaali karaa adeegga 5G ee xawaaraha sare leh ?
31/10/2026

Sidee u isticmaali karaa adeegga 5G ee xawaaraha sare leh ?

Qiime dhimista Golis Telecom ugu talagashay macaamiisheeda.
29/10/2026

Qiime dhimista Golis Telecom ugu talagashay macaamiisheeda.

Weli ma tijaabisay nasiibkaaga oo ma iska diiwaangelisay gaariga hadiyadda ah ee shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda...
29/10/2026

Weli ma tijaabisay nasiibkaaga oo ma iska diiwaangelisay gaariga hadiyadda ah ee shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda ?

Farriin qoraaleed u dir lambarka gaaban 169.

26/10/2026

Kelmadda Maareeye xigeenka Shirkadda Golis Telecom, oo daahfuray xafladda xarig-jarka adeegga 5G iyo hadiyadda 5G Gift oo ah hadiyad ay shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda.


26/10/2026

Kelmadda Guddoomiyaha Gobolka Bari, Nabadoon Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax, ee xafladda xarig-jarka adeegga 5G & daahfurka hadiyadda 5G Gift, oo ah hadiyad ay shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda.


26/10/2026

Kelmadda Duqa Magaalada Boosaaso, Dr. Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cali, ee xafladda xarig-jarka adeegga 5G & daahfurka hadiyadda 5G Gift oo ah hadiyad ay shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda.


26/10/2026

Xildhibaanada Dawladda Puntland ayaa shirkadda Golis Telecom ku bogaadiyey adeegga 5G.

Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeegga 5G, oo ah adeeg internet xawaare sare leh. Waxaa ad...
26/10/2026

Shirkadda Golis Telecom ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay adeegga 5G, oo ah adeeg internet xawaare sare leh. Waxaa adeeggan barbar socda hadyadda 5G oo ah hadiyad ay shirkaddu ugu talagashay macaamiisheeda, taas oo dhammaan macaamiishu ugu tartami karaan si bakhtiyaa nasiib ah, iyagoo farriin qoraaleed u soo diraya lambarka gaaban ee 169.

Xafladda daahfurka adeegga 5G & 5G GIFT waxaa Shirkadda kala soo qayb galay Guddoomiyaha Gobolka Bari iyo Duqa Degmada Boosaaso.

Waa inoo berri đź‘€
25/10/2026

Waa inoo berri đź‘€

$3 ku hel 50GB oo ka xawaare badan labada ciyaaryahan ee caawa ciyaaraya Champions League, Dembélé iyo Gordon.
20/10/2026

$3 ku hel 50GB oo ka xawaare badan labada ciyaaryahan ee caawa ciyaaraya Champions League, Dembélé iyo Gordon.

Address

Golis Tower Bosaso
Bosaso
0252

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Telephone

+252905233333

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golis Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Golis Telecom:

Shortcuts

Share

Nearby computer & electronics services