29/10/2026
Doog Digital waxay ka mid ahayd shirkadihii ka qaybgalay Bandhigga Tiknoolajiyada Soomaaliya 2026, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
Ka qaybgalka bandhiggan wuxuu fursad noo siiyey inaan qayb ka noqono horumarinta tiknoolajiyada, hal-abuurka iyo isku xirka ganacsiyada ka shaqeeya xalalka casriga ah ee Soomaaliya.
Waxaan uga mahadcelinaynaa qabanqaabiyeyaasha iyo dhammaan ka qaybgalayaasha bandhiggan qiimaha leh.
DOOG DIGITAL Your One-Stop Digital Partner.