03/08/2026
๐ ๐๐ข๐๐ ๐๐ญ๐๐ซ๐ญ๐ฎ๐ฉ ๐ฒ๐๐ซ ๐ ๐๐จ๐ช๐๐๐ฒ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐ฒ๐ง ๐จ๐จ ๐๐จ๐๐๐๐ฒ๐: ๐๐ก๐๐๐ค๐๐๐ ๐๐๐๐ฆ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
Guusha startup-ku ma timaaddo hal maalin. Waxay ka dhalataa fikrad, dadaal, barasho, caqabado laga gudbo, iyo fursado la adeegsado.
Muuqaalkan, @๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐ช ๐๐ก๐ฆ๐๐, ๐๐จ-๐
๐จ๐ฎ๐ง๐๐๐ซ & ๐๐๐-๐ ๐ ๐๐๐๐ฆ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ, wuxuu inala wadaagayaa safarka Taam Solutions โ sida ay ku bilaabatay, caqabadihii ay la kulmeen, iyo halka ay maanta gaareen.
๐๐๐๐ฆ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ waxay tusaale u tahay sida fikrad ay dhalinyaro leeyihiin loogu beddeli karo ganacsi dhab ah oo kobcaya, shaqo abuuraya, isla markaana xalal u sameeya ganacsiyada iyo hayโadaha kale.
๐ฅ ๐๐๐๐ฐ๐จ @๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐๐ค ๐๐ก๐ฆ๐๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ญ๐จ๐จ๐ฌ ๐๐ก ๐ฎ๐ ๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐๐ฒ๐ง๐๐ฒ๐ ๐ฌ๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ ๐๐จ๐ฅ๐ฎ๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ.
Sheekada solutions waa xusuusin ah in fikrad kasta oo wanaagsan ay tahay bilowga oo keliya, lakin waxa muhiimka ah waa sida loo dhiso ama loo kobciyo ganacsigaasi yar.
UNFPA Somalia Shaqodoon Organization
European Union in Somalia of Netherlands in somalia