Barwaaqo data

Barwaaqo data wax wanaagsan marwalba kafilo pagekeena

Qiimo dhimis bile ah ka faa, dideyso Enternete xawaare sare leh iyo ku hadal free ah
28/08/2023

Qiimo dhimis bile ah ka faa, dideyso
Enternete xawaare sare leh iyo ku hadal free ah

05/05/2023

Saadaali oo ku guuleyso $70 DOOLLAR ciyaarta weyn ee dhexmari doonta
SOMALIA 🇸🇴 U-17 Vs Senegal 🇸🇳 U-17

SHURUUDAHA:
1. Like & follow saar Page-kan Somali Special
2. Share garee post-gaan
3. Saadaali natiijada kulanka ay ku dhammaan karto
FG: Saadaasha waxey ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.

Lacagta waxa bixinaya Managerka page ka Somali Special TV Qofka Guuleystaha waan lasoo xariir doonaa .

05/05/2023

Saadaali oo ku guulayso $𝟓𝟎, ciyaarta go'aamin doonta inay soo baxdo Sooomaaliya, taas oo caawa dhexmari doonta 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 iyo 𝐒𝐞𝐧𝐞𝐠𝐚𝐥 ee koobka 𝐔-𝟏𝟕 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐜𝐚 𝐂𝐮𝐩 𝐨𝐟 𝐍𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐬.
𝐅𝐈𝐈𝐑𝐎 𝐆𝐀𝐀𝐑 𝐀𝐇: Saadaashu waxay ku egtahay marka ciyaartu bilaabato.
𝐒𝐇𝐔𝐑𝐔𝐔𝐃𝐀𝐇𝐀:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞-𝐬𝐚𝐚𝐫 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚,
2. 𝐏𝐨𝐬𝐭𝐞𝐫-𝐤𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞-𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲.
3. Hadii ay wada saxaan dhowr qofood natiijada ciyaarta waxaa ku guulaysan doona abaalmarinta 𝐪𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐱𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐡𝐨𝐫𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲.




Ramadan Offer for Somnet Unlimited internet Somnet Unlimited internet monthly and weekly1) $3.5 = Unlimited internet Wea...
27/03/2023

Ramadan Offer for Somnet Unlimited internet

Somnet Unlimited internet monthly and weekly

1) $3.5 = Unlimited internet Weakly ( ku isticmaal hal asbuuc 7maalin internet aan ka dhamaaneyn )
2) $13.5= Somnet Unlimited monthly ( hal bil internet aan ka dhamaaneyn )

Si aad u hesho ka dalbo halkaan 617290552 send faahfaahinta gali numberka somnetka

Share oo la wadaag Asxaabtada

Nagala so xiriir whatsapp +252617290552

Dalbo hadda hel data raqiis ah
23/03/2023

Dalbo hadda hel data raqiis ah

26/02/2023

Kabaha si walbo ay qaali u yihiin madaxa lama saarto dadka qaarna waa sidaas oo kale

03/12/2022

𝐒𝐀𝐀𝐃𝐀𝐀𝐋𝐈 𝐎𝐎 𝐊𝐔𝐆𝐔𝐔𝐋𝐄𝐘𝐒𝐎 𝟐𝟎 𝐆𝐁.
Argentina 𝐯𝐬 Australia| 𝐖𝐨𝐫𝐥𝐝 𝐂𝐮𝐩 𝟐𝟎𝟐𝟐.
𝐒𝐡𝐚𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚:
𝟏- Like & Follow page-ka.
𝟐- Share-garee post-ga.
𝟑- Saadaalinta waxay ku egtahay marka ay ciyaartu bilaabato.
𝐅.𝐆: Waxaa guuleysan doona qofka ugu horeeya ee sida saxda ah u saadaaliya ciyaarta, Haddii aadan shuruudaha wada buuxin qofka buuxiya ee kaa dambeeyay baa abaal-marinta heli doona.

Midna wuu na dhaawacay midna dhiigi buu naga gada😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
30/10/2022

Midna wuu na dhaawacay

midna dhiigi buu naga gada
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

21/10/2022

Cudurkaan cudur noocee waaye waa yaabe bisinka

Ninkaan oo ah Arday Jaamacadeed oo udhashay Dalka Nigeria ayaa iibiyey Kalidiisa si uu iphone 14 ugu iibiyo Gabadha uu j...
10/10/2022

Ninkaan oo ah Arday Jaamacadeed oo udhashay Dalka Nigeria ayaa iibiyey Kalidiisa si uu iphone 14 ugu iibiyo Gabadha uu jeclaa.

Qaliin ayuu Maray ugu Dambayn Wuu ku Guulaystay in uu Saaxiibtiis Iphone 14 ugado.

Jaceylkaaga ma u bihin lahyd kelidaada .

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barwaaqo data posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Barwaaqo data:

Share