Qalin Creative

Qalin Creative Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Qalin Creative, Graphic designer, Bakaro Market, Mogadishu.
(1)

Founded on December 10, 2022, Qalin Creative has been delivering high-quality creative digital solutions, focusing on Graphic Design, Video Editing, Motion Graphics, Branding, and Social Media Content Creation.

Naqshaddu ma aha qurux oo keliya — waa qayb ka mid ah suuq-geynta ganacsigaaga.Waxaan Sahal SACCO u diyaarinay social me...
09/08/2026

Naqshaddu ma aha qurux oo keliya — waa qayb ka mid ah suuq-geynta ganacsigaaga.

Waxaan Sahal SACCO u diyaarinay social media posters si xirfadaysan loo naqshadeeyay, kuwaas oo isku daraya brand identity, fariin cad, iyo muuqaal soo jiidasho leh.

Haddii shirkaddaadu u baahan tahay:
🎨 Social Media Designs
📢 Marketing Campaigns
📱 Promotional Posters
🏢 Professional Brand Content

Nala soo xiriir — aan fikraddaada u beddelno muuqaal dadka soo jiita.

Your Brand. Our Creativity.

Ma u baahan tahay muuqaal iyo naqshad si xirfad leh u matasha ganacsigaaga? Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo kaa ca...
23/07/2026

Ma u baahan tahay muuqaal iyo naqshad si xirfad leh u matasha ganacsigaaga? Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo kaa caawinaya inaad si muuqata uga dhex muuqato suuqa.

🎨 Graphic Design & Branding
📱 Social Media Management
🎬 Video Editing & Motion Graphics
📈 Digital Marketing Strategies

Waxaan abuurnaa naqshado iyo muuqaallo soo jiita macaamiisha, korna u qaada sumcadda ganacsigaaga.

📩 Nala soo xiriir maanta si aan u bilowno kobcinta ganacsigaaga.

📞 WhatsApp: +252 618 317 060

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day)!Maanta waxaan u dabbaaldegaynaa karti...
15/07/2026

Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada (World Youth Skills Day)!

Maanta waxaan u dabbaaldegaynaa kartida, hal-abuurka, iyo dadaalka dhallinyarada ee horseedaya isbeddelka iyo horumarka bulshada.

Xirfaddu waa furaha fursadaha, hal-abuurkuna waa waddada guusha. Aan sii dhiirrigelinno dhallinyarada inay bartaan xirfado cusub, abuuraan xalal wax ku ool ah, kana qayb qaataan dhismaha mustaqbal ifaya.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan xirfadlayaasha, hal-abuurayaasha, farsamayaqaannada, barnaamij-sameeyayaasha, naqshadeeyayaasha, ganacsatada, iyo dhammaan dhallinyarada maalin kasta ku dadaalaya inay xirfaddooda ku horumariyaan naftooda iyo bulshadooda.

Xirfaddu ma aha oo keliya shaqo, waa awood lagu dhiso mustaqbal wanaagsan.

Happy World Youth Skills Day!

🌐 Website-kaagu waa wejiga koowaad ee ganacsigaaga!Ma rabtaa website casri ah oo si xirfad leh u matala shirkaddaada, ko...
14/07/2026

🌐 Website-kaagu waa wejiga koowaad ee ganacsigaaga!

Ma rabtaa website casri ah oo si xirfad leh u matala shirkaddaada, korna u qaada kalsoonida macaamiisha?

Waxaan kuu naqshadeynaynaa website :
✅ Casri ah (Modern)
✅ Qurux badan (Elegant)
✅ Lagu kalsoonaan karo (Trusted)

Laga bilaabo shirkado, ganacsiyo, NGO-yo, dukaamo online ah ilaa portfolio-gaaga gaarka ah, waxaan kuu dhiseynaa website xawaare leh, responsive ah, kana shaqeeya dhammaan qalabka.

Waxaan soo kordhinay adeegga Sameynta Mareegaha (Website Development).

Nala soo xiriir maanta si aad u hesho website tayo sare leh oo kobciya sumaddaada isla markaana kordhiya fursadaha ganacsigaaga.

"Waxaan u beddelnaa fikradahaaga muuqaal dijitaal oo xirfad leh."

📞 Nala soo xiriir: +252 618 317 060

1448 Hijriya oo Barakaysan 🌙Sanad cusub ma aha oo keliya tiro cusub, waa fursad cusub oo lagu xoojiyo iimaanka, lagu hag...
16/06/2026

1448 Hijriya oo Barakaysan 🌙

Sanad cusub ma aha oo keliya tiro cusub, waa fursad cusub oo lagu xoojiyo iimaanka, lagu hagaajiyo yoolalka, laguna bilaabo bog cusub oo nololeed.

Waxaan Alle SWT ka baryeynaa inuu sannadkan inooga dhigo mid ay ka buuxaan kheyr, barako, caafimaad, nabad, iyo guulo aan dhammaad lahayn.
كل عام وأنتم بخير
عام هجري جديد مبارك 1448

Hadad tahay Designer Commision Ayaan kuu ogolnahay Shaqooyinkaaga daabacaada la xiriirra ee Client-gaaga, Waa fursad Wha...
12/05/2026

Hadad tahay Designer Commision Ayaan kuu ogolnahay Shaqooyinkaaga daabacaada la xiriirra ee Client-gaaga, Waa fursad WhatAppkeena hoose nagala soo xiriir.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".
See less

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.☎️WhatsApp:0618317060🪩Website :http...
09/05/2026

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

06/05/2026

Logo Animation For Qalin.

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la shaqeyno shirkadda Daaro Real Estate, annagoo u sameynay aqoonsi muuqaal (logo ...
25/04/2026

Waxaan si weyn ugu faraxsanahay inaan la shaqeyno shirkadda Daaro Real Estate, annagoo u sameynay aqoonsi muuqaal (logo Re-brand) oo ka turjumaya himiladooda iyo Adeegyada ay bixiyaan.

Waxaa sharaf noo ah inaan qayb ka noqono dhismaha sumaddooda, una nashqadayno si casri ah oo Xirfadaysan.

Mahadsanidiin Daaro Real Estate kalsoonida aad na siisay — horumar iyo guul ayaan idiin rajeynaynaa. 🤝

Macaaiil adigana waan kaala shaqaynayna bilicda sumadaada iyo Muuqaalka ganacsigaaga.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Hambalyo Maalinta Hal-abuurka iyo Horumarinta Adduunka – 21 April.Maanta waxaan xusnaa awoodda fikradaha cusub iyo maska...
21/04/2026

Hambalyo Maalinta Hal-abuurka iyo Horumarinta Adduunka – 21 April.

Maanta waxaan xusnaa awoodda fikradaha cusub iyo maskaxda hal-abuurka leh ee beddela caqabadaha una roga fursado.
Aan sii wadno abuurista, fikirka cusub, iyo dhisidda mustaqbal ka wanaagsan.

☎️WhatsApp:0618317060
🪩Website :https://www.qalincreative.com
"Hal-Abuurkeenu Waa Xalkaaga".

Address

Bakaro Market
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qalin Creative posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qalin Creative:

Shortcuts

Share