01/05/2026
Setsom Technologies waxay si rasmi ah u sponsor gareysay bandhigga 3D Printing Makerthon 2026 oo hirgilisay shirkada iforge , si loo dhiirrigeliyo hal-abuurka iyo tiknoolajiyada casriga ah.
Waxaa ka qeyb galay Eng. Salah oo ah (COO) shirkada, oo matalay shirkadda, isagoo muujiyay doorka SETSOM ee kobcinta xirfadaha iyo fursadaha cusub ee dhalinyarada Soomaaliyeed. ๐