09/11/2026
Safarkaaga xiga ha noqdo mid fudud, raaxo leh, oo qiimo jaban!
Haddii aad qorsheynayso safar gudaha dalka ah ama dibadda, MUSAAFIR Travel Agency & Cargo waxay kuu diyaarisay qiimo-dhimis gaar ah iyo adeegyo dheeraad ah oo safarkaaga ka dhigaya mid sahlan oo aan dhib lahayn.
Meel kasta oo aad u socoto, nala qorshee safarkaaga! 🌍
📍 Xafiiska Guud: Bakaare – Prime Mall, Mogadishu, Somalia.
📞 Nala Soo Xiriir:
+252 619202600
+252 610802065