Brandify

Brandify Graphic designer

Happy Labour DayWe extend our congratulations to all workers around the world those who turn dreams into reality and eff...
01/05/2026

Happy Labour Day

We extend our congratulations to all workers around the world those who turn dreams into reality and effort into success.

Your work is the force that drives progress.

Design inspires change and shapes our future.Letโ€™s stay creative and push boundaries.
27/04/2026

Design inspires change and shapes our future.
Letโ€™s stay creative and push boundaries.

We are proud to have played a key role in the branding and visual design of the JUSA - Jamhuriya University Students Ass...
18/04/2026

We are proud to have played a key role in the branding and visual design of the JUSA - Jamhuriya University Students Association ๐‡๐š๐ง๐๐จ๐ฏ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐ƒ๐ฎ๐ญ๐ข๐ž๐ฌ for the 10th administration, held in 2026.

Our team handled the creative direction, decoration, and full design ex*****on, delivering a professional and visually engaging identity for this important transition event.

The ceremony marked a significant milestone as leadership responsibilities were officially transferred to the 10th government, reflecting continuity, unity, and progress within the student body.

Explore our Behance portfolio:
๐Ÿ‘‰ https://www.behance.net/brandifyso

๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐š๐š, ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐จ ๐œ๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐๐š.Ma jiro guuleyste dagaal sokeeye, qof walba oo naga mid ahna waa ...
30/03/2026

๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐š๐š, ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ๐ฆ๐š ๐ง๐š๐ ๐š๐š๐๐จ ๐œ๐จ๐ฅ๐š๐š๐๐๐š.

Ma jiro guuleyste dagaal sokeeye, qof walba oo naga mid ahna waa uu dareemay xanuunka iyo dib u dhaca ay keento colaaddu.

Waxaa la gaaray xilligii aan garaadkeena kaashan lahayn oo aan gacmaha is qabsan lahayn.

Dadkaygoow, haddii aan h**e u dagaalannay, maanta aan nabadda iyo dhismaha mustaqbalka u tartanno.

Design-ku ma aha qurux kaliya waa khibrad la dareemo sida bun si fiican loo diyaariyey qof walba dhadhankiisa ayuu dorbi...
28/03/2026

Design-ku ma aha qurux kaliya waa khibrad la dareemo sida bun si fiican loo diyaariyey qof walba dhadhankiisa ayuu dorbidaa.

Brandify waxay kula diyaartahay inad ka caawiso qurxinta ganacsigaaga.

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.Waxaan idiin rajeynaynaa ciid f...
19/03/2026

Ciid Mubarak dhammaan macaamiisheenna qiimaha badan iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed.

Waxaan idiin rajeynaynaa ciid farxad, midnimo, iyo barako xambaarsan. Farxad ku ciida meel kasta oo aad joogtaan.

ุงุจู† ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ู…ุง: (ูุฑุถ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ุฒูƒุงุฉ ุงู„ูุทุฑ ู…ู† ุฑู…ุถุงู† ุตุงุนุง ู…ู† ุชู…ุฑุŒ ุฃูˆ ุตุงุนุง ู…ู† ุดุนูŠุฑ ุนู„ู‰ ุงู„ุนุจุฏ ูˆุงู„...
18/03/2026

ุงุจู† ุนู…ุฑ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ู…ุง: (ูุฑุถ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ุฒูƒุงุฉ ุงู„ูุทุฑ ู…ู† ุฑู…ุถุงู† ุตุงุนุง ู…ู† ุชู…ุฑุŒ ุฃูˆ ุตุงุนุง ู…ู† ุดุนูŠุฑ ุนู„ู‰ ุงู„ุนุจุฏ ูˆุงู„ุญุฑุŒ ูˆุงู„ุฐูƒุฑ ูˆุงู„ุฃู†ุซู‰ุŒ ูˆุงู„ุตุบูŠุฑ ูˆุงู„ูƒุจูŠุฑ ู…ู† ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู†) ู…ุชูู‚ ุนู„ูŠู‡

 #ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนููˆ ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุงุนู ุนู†ุงRamadan waa xilli naxariis, cafis iyo ducada la aqbalo.Aan ka faa'iidaysanno habeenada...
15/03/2026

#ุงู„ู„ู‡ู… ุฅู†ูƒ ุนููˆ ุชุญุจ ุงู„ุนููˆ ูุงุนู ุนู†ุง
Ramadan waa xilli naxariis, cafis iyo ducada la aqbalo.
Aan ka faa'iidaysanno habeenadan barakaysan anagoo
Alle ka baryayna cafis, naxariis iyo hanuun.

Ilaahay ha naga aqbalo soonka, salaadda iyo ducada.

ุฃูุทู€ู€ู€ุงุฑ ุฅุฎู€ู€ูˆุงู†ู†ู€ู€ุง ุงู„ู…ุญุชู€ู€ุงุฌูŠู€ู€ู†  Waxaa Malinkii 4aad Si Quruxbadn Inoga Qabsoomay ๐€๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐š๐š๐ง ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ข๐ง ๐š...
14/03/2026

ุฃูุทู€ู€ู€ุงุฑ ุฅุฎู€ู€ูˆุงู†ู†ู€ู€ุง ุงู„ู…ุญุชู€ู€ุงุฌูŠู€ู€ู†

Waxaa Malinkii 4aad Si Quruxbadn Inoga Qabsoomay ๐€๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฅ๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐ž๐ž๐ง๐š ๐š๐š๐ง ๐š๐ฐ๐จ๐จ๐๐ข๐ง ๐š๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ค๐š.

๐”๐ ๐ฎ ๐˜๐š๐ซ๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข ๐‡๐š๐ฅ ๐๐จ๐Ÿ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐†๐ž๐ฅ๐ข
Allah SWT Miisaanka xasanaadka ha-uga darro dhammaan inta Ka Qeyb qadatay xoogood iyo maalkoodaba.

Waxaan Sidokale u mahadcelinaynaa dhammaan Teamkii Hormuud U ahaa Dadaalka Quruxda badan bixiyay, ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—œ๐—ง iyo Xubnaha Sare ee JUSA.

๐‹๐š๐ฒ๐ฅ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐๐š๐๐ซ waa fursad weyn oo muslimiintu ku helaan dembi dhaaf iyo ajar badan, sidaas darteed waxaa fiican in la bad...
10/03/2026

๐‹๐š๐ฒ๐ฅ๐š๐ญ๐ฎ๐ฅ ๐๐š๐๐ซ waa fursad weyn oo muslimiintu ku helaan dembi dhaaf iyo ajar badan, sidaas darteed waxaa fiican in la badiyo ๐œ๐ข๐›๐š๐š๐๐š๐๐štobanka habeen ee ugu dambeeya ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง.

Hambalyo Maalinta Haweenka Adduunka.8-da Maarso waa maalin lagu xuso doorka haweenka ee horumarka bulshada, siyaasadda, ...
08/03/2026

Hambalyo Maalinta Haweenka Adduunka.

8-da Maarso waa maalin lagu xuso doorka haweenka ee horumarka bulshada, siyaasadda, iyo dhaqaalaha. Haweenka Soomaaliyeed waxay laf-dhabar u yihiin qoysaska iyo qaranka, iyagoo door muhiim ah ka qaata nabadda, waxbarashada, iyo ganacsiga.

Maalintani waxay xasuusin in la xoojiyo xuquuqdooda, codkooda, iyo fursadahooda. Haweenka Soomaaliyeed waa hormuudka mustaqbalka.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Brandify posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Brandify:

Share