Fatih Hussein

Fatih Hussein Fikir KaHor inta Aadan sameyn

โ€œYowmu Carafaโ€ฆ Maalin qalbiyada la nadiifiyo, ducadiina la aqbalo, dambigana la dhaafo. ๐Ÿคโ€โ€œุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ุงูƒุชุจ ู„ู†ุง ุฑุง...
26/05/2026

โ€œYowmu Carafaโ€ฆ Maalin qalbiyada la nadiifiyo, ducadiina la aqbalo, dambigana la dhaafo. ๐Ÿคโ€โ€œุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ุงูƒุชุจ ู„ู†ุง ุฑุงุญุฉู‹ ุชูุทู…ุฆู† ุงู„ู‚ู„ูˆุจุŒ ูˆุฏุนูˆุฉู‹ ู„ุง ุชูุฑุฏุŒ ูˆูุฑุญู‹ุง ู„ุง ูŠุฒูˆู„.โ€

๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐˜๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐Ÿ“ธโœจSanad shaqo, hal-abuur iyo horumar joogto ah.Camera Gadaasheeda, ama laptopka hortiisa โ€” hal ujeedo ...
13/02/2026

๐—™๐—น๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฏ๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐˜๐—ผ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฑ ๐Ÿ“ธโœจ
Sanad shaqo, hal-abuur iyo horumar joogto ah.

Camera Gadaasheeda, ama laptopka hortiisa โ€” hal ujeedo ayaan leeyahay oo ah inaan abuuro muuqaal tayo leh oo saamayn sameeya.
Safarkuna wuu socdaa Maalmaha xigana in aan kugu soo aadanahay ayaa Macquul ah.

๐Ÿš€ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ!In ganacsigaagu yeesho ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป waxay si weyn u kordhisaa ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ...
10/02/2026

๐Ÿš€ ๐—ž๐—ผ๐—ฟ ๐˜‚ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—š๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ!
In ganacsigaagu yeesho ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐˜€๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐˜… ๐—ฎ๐—ต ๐—ผ๐—ผ ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜‚๐˜… ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป waxay si weyn u kordhisaa ๐˜๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฐ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ iyo ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ay kugu qabaan ๐Ÿค.
Ka ๐—™๐—”๐—ง๐—œ๐—› ahaa,waxaan diyaar u ahay inaan kaa caawiyo:
๐ŸŽจ Horumarinta astaanta ganacsigaaga
๐Ÿ“ˆ Kor u qaadista muuqaalka iyo tayada ganacsigaaga
๐Ÿค Dhisidda kalsoonida macaamiishaadii h**e iyo kuwa cusubba

๐Ÿ“ฒ Fadlan scan garee ๐—ค๐—ฅ ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ -ka ku yaalla sawirka ugu dambeeya ama booqo baraha bulshada ee hoose ๐Ÿ’ฌ

๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—”๐—ฝ๐—ฝ:
๐Ÿ‘‰ https://wa.me/252685258427
๐ŸŽต ๐—ง๐—ถ๐—ธ๐—ง๐—ผ๐—ธ:
๐Ÿ‘‰ https://www.tiktok.com/

Waxaa farxad weyn ii ah in aan wada-shaqeyn la yeeshay qaar ka mid ah shirkadaha ugu magaca weyn gudaha dalka.Waxaan aha...
06/02/2026

Waxaa farxad weyn ii ah in aan wada-shaqeyn la yeeshay qaar ka mid ah shirkadaha ugu magaca weyn gudaha dalka.

Waxaan ahay ๐—™๐—ฎ๐—ถ๐˜๐—ต ๐—›๐˜‚๐˜€๐˜€๐—ฒ๐—ถ๐—ป ๐—”๐—น๐—ถ, mid ka mid ah hal-abuurayaasha Soomaaliyeed, anigoo leh in ka badan ๐Ÿฐ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ผ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต, kana shaqeynayay xirfadda ๐— ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ muddadaas.

Haddii aad xiiseyneyso wada-shaqeyn, fadlan ๐˜€๐—ฐ๐—ฎ๐—ป-๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ค๐—ฅ ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ ku yaalla qeybta hoose ee poster-ka.
๐— ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ถ๐—ฑ.

Address

Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fatih Hussein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share