SomDix

SomDix SOMDIX is a cutting-edge digital solutions company established in 2025.

Our mission is to provide innovative services that empower businesses, organizations, and institutions to thrive in today’s competitive environment.

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan u adeegno Osoble Media, annagoo u naqshadeynay Astaan Ganacsi (𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐈𝐝𝐞𝐧𝐭𝐒𝐭𝐲 𝐋𝐨𝐠𝐨) oo...
23/01/2026

Waxaan aad ugu faraxsanahay inaan u adeegno Osoble Media, annagoo u naqshadeynay Astaan Ganacsi (𝐁𝐫𝐚𝐧𝐝 𝐈𝐝𝐞𝐧𝐭𝐒𝐭𝐲 𝐋𝐨𝐠𝐨) oo casri ah, xooggan, kana tarjumaysa si dhab ah himilada iyo ujeeddooyinka shirkadda.

Waxaan aaminsanahay in astaan kasta ay leedahay sheeko mudan in la sheego β€” annaguna waxaan nahay meesha ay sheekadaadu ku noolaato (creativity & innovation). πŸš€

Haddii aad rabto logo ama brand identity ganacsigaaga ku habboon, nala soo xiriir β€”
annagaa ka dhigno fikraddaada mid muuqata πŸš€

Muuji awoodda iyo tayada ganacsigaaga! πŸš€β€‹Ma ogtahay in astaanta (Logo) ay tahay wejiga koowaad ee ganacsigaagu ku barana...
22/01/2026

Muuji awoodda iyo tayada ganacsigaaga! πŸš€

​Ma ogtahay in astaanta (Logo) ay tahay wejiga koowaad ee ganacsigaagu ku baranayo macaamiisha? SOMDIX waxay kuu diyaarisay naqshado casri ah oo kor u qaadaya bilicda iyo kalsoonida ganacsigaaga.

​Waxaan kaaga caawinaynaa:
βœ… Logo Design (Astaanta ganacsiga)
βœ… Graphic Design (Naqshado kala duwan)

​
πŸ“ž Nagala soo xiriir: +252 61 8512151

πŸŽ‰ Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qeyb qaadanay xafladda dufcaddii 3aad ee MacahadkaBulsho-Kaab Educational Institute – ...
16/01/2026

πŸŽ‰ Waxaan ku faraxsanahay inaan ka qeyb qaadanay xafladda dufcaddii 3aad ee Macahadka
Bulsho-Kaab Educational Institute – Abudwak, Somalia.

SomDix ahaan waxaan ka shaqenay dhammaan naqshadeyntii loo baahnaa, laga bilaabo:
✨ Boorarka & Invitations
✨ Social Media Visuals
✨ Certificates & Protocol

Haddii aad rabto mashruucaaga xiga inuu noqdo mid qurux badan oo professional ah, nagala soo xiriir:
πŸ“ž +252 61 8512151
Somdix Designs – Hal-abuur & Xirfad isku dhafan

Waxaan mar kale kusoo laabanay annagoo diyaar u ah inaan sii xoojino adeegyadeenna digital πŸ’»πŸš€πŸ‘‰ Isha nagu haaya – waxyaab...
09/01/2026

Waxaan mar kale kusoo laabanay annagoo diyaar u ah inaan sii xoojino adeegyadeenna digital πŸ’»πŸš€

πŸ‘‰ Isha nagu haaya – waxyaabo cusub, fikrado casri ah & xalal digital oo tayo sare leh ayaan so wadnaa.

Address

Bakaro Market, Hirabe Textile Area, Mogadishu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SomDix posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share