19/09/2026
Waxaan Fursad u Helay inaan ka shaqeeyo nashqadaynta Warbixinta Sannadlaha ah Al Minhaaj 2025-2026.
Macmiilku wuxuu ii soo diray warbixinta oo Word ku diyaarsan. Wuxuu rabay in loo sameeyo naqshad qurux badan oo si wanaagsan u soo bandhigaysa waxqabadka mu’asasadda.
Bog kasta waxaan isku dayay in qoraalka iyo sawirradu is qaataan, xogtuna ugu fududaato qofka akhrinaya.
Let's Work together ✋️
Xaydar Tech