07/06/2026
Brand kasta oo guuleysta wuxuu ka bilaabmaa fikrad cad iyo aqoonsi xooggan.
Maanta waxaan idinla wadaagaynaa mid ka mid ah naqshadihii branding ee ugu dambeeyay ee ay soo saartay Tusmid Solutions. Mashruucan waxaan ku abuurnay muuqaal ka tarjumaya himilada, qiimaha, iyo shakhsiyadda gaarka ah ee brand-ka, si uu u yeesho aqoonsi muuqda oo si fudud loogu xasuusan karo.
Waxaan aaminsanahay in branding-ku aanu ahayn naqshad keliya, balse uu yahay habka ugu horreeya ee ganacsigu isku soo bandhigo una kasbado kalsoonida macaamiisha.
Haddii aad rabto brand ka dhex muuqda tartanka, kana tagaya raad waara, Tusmid Solutions ayaa diyaar kuu ah.
Creating Brands That Inspire, Connect & Grow.