30/07/2026
Ka hor ๐ โ Kadib ๐
Ma ku daashay:
๐ Buugaag badan?
โ Xisaab khaldan?
๐ฆ Alaab aan si sax ah loo maamulin?
๐ณ Daymo aan si fudud loola socon?
๐ธ Qarashaad badan oo aan la diiwaangelin?
๐ช Bakhaar aan si habsami leh loo maamulin?
EhantiPOS ayaa kuu ah xalka. โ
Hal nidaam oo keliya ayaad ku:
๐ La socon kartaa iibkaaga
๐ฆ Maamuli kartaa alaabtaada
๐ฐ Ogaan kartaa faa'iidadaada
๐ Helaysaa warbixinno degdeg ah
๐ณ La socon kartaa daymaha macaamiisha iyo kuwa ganacsiga
๐ธ Diiwaangelin & la socodka dhammaan qarashaadka kaa baxa
๐ช Maamuli kartaa bakhaarkaaga isla markaana la socon kartaa dhaqdhaqaaqa alaabta
Ganacsi Casri ah. Maamul Fudud.
๐ Ku bilow EhantiPOS maanta, kana dhig ganacsigaaga mid si hufan oo casri ah loo maamulo.
Ha lumin waqti iyo lacag oo qaado nidaamka EhantiPOS.
EhantiPOS wuxuu kuu sahlayaa inaad ganacsigaaga maamusho si xirfad leh, meel kasta iyo waqti kasta.
๐ฉ Nala soo xiriir si aad u hesho Demo bilaash ah.
Website: ehanti.com
Email: [email protected]
Whatsapp: wa.me//+252612289073
See less