GaabShiine Tech Solutions

GaabShiine Tech Solutions GaabShiine Tech Solutions empowers businesses with creative design, seamless web development, and insightful data analysis. Letโ€™s make your business shine!

We transform ideas into success with precision and innovation.

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—กWaxaan dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barake...
26/05/2026

๐—–๐—œ๐—œ๐—— ๐—ช๐—”๐—ก๐—”๐—”๐—š๐—ฆ๐—”๐—ก

Waxaan dhammaan umadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed, ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa.

Ilaahay ha naga aqbalo cibaadadii iyo camalkii suubbanaa ee aan soo gudannay, hana inaga yeelo kuwii hela ajarka, dambi dhaafka iyo kheyrka maalmahan barakeysan.

๐Ÿ’š๐ŸงกCiid Mubaarak
โ€” Gaabshiine Creative Tech Solutions

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ & ๐—จ๐—œ/๐—จ๐—ซ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป!Gaabshiine Tech Solutions wuxuu si rasmi ah dib ugu bilaabay kooras loogu tal...
25/04/2026

๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ & ๐—จ๐—œ/๐—จ๐—ซ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป!

Gaabshiine Tech Solutions wuxuu si rasmi ah dib ugu bilaabay kooras loogu talagalay qof kasta oo doonaya inuu noqdo ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ฆ๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐—ธ ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ & ๐—จ๐—œ/๐—จ๐—ซ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป๐—ฒ๐—ฟ โ€“ xirfadaha ugu baahida badan maanta.

Barnaamijkan waxa si gaar ah loogu diyaariyey in ardaygu ka bilaabo ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—น๐—ฒ, isagoo si toos ah u dhisaya mashruucyo dhab ah (real-world projects) oo suuqa shaqada la jaan qaadaya.

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฎ:
ยป HTML, CSS, JavaScript
ยป React & Tailwind CSS
ยป Python & Django
ยป MySQL Database
ยป GitHub & Version Control
ยป UI/UX Design (Figma)

๐—™๐—ฎ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—”๐—ฎ๐—ฑ ๐—ž๐—ฎ ๐—›๐—ฒ๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ป:
โœ” Casharro Live ah (Online)
โœ” Hagid xirfadeed (Mentorship)
โœ” Mashruucyo dhab ah oo CV-gaaga qurxinaayo
โœ” Community aad ku xirnaato developers kale

๐—™๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ธ๐—ฎ:
๐Ÿ“ 3 maalmood usbuucii
โณ Muddada: 6 bilood
๐Ÿ•— Waqtiga: 8:00 PM โ€“ 10:00 PM (Habeen)
๐Ÿ’ฐ Qiimaha: $15 / bishii

๐—œ๐˜€๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ (๐——๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐˜‚๐˜‚ ๐˜…๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ผ๐—ผ ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—น๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ถ๐—ป) ๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ-๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€ ๐—ฑ๐—ถ๐—ถ๐˜„๐—ฎ๐—ป ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธโฌ‡๏ธ
https://forms.gle/SAKscPCdaX6JsCCX7

๐ŸŒ ๐—ช๐—ฒ๐—ฏ๐˜€๐—ถ๐˜๐—ฒ:
https://www.gaabshiine.com

๐Ÿ“ž ๐—–๐—ผ๐—ป๐˜๐—ฎ๐—ฐ๐˜:
+252615272255

๐Ÿ’ฌ ๐—ž๐˜‚ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐˜‚๐—ป๐—ถ๐˜๐˜†-๐—ด๐—ฎ:
https://chat.whatsapp.com/Elm1CUWsOdaAqLk5oyDn6L

๐—›๐—ฎ ๐˜€๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐—ป โ€“ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ผ๐˜„ ๐˜€๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐˜๐—ฒ๐—ฐ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ!








Proud to finally launch my official website Gaabshiine Tech Solutions showcases my work, skills, and services in tech an...
16/01/2026

Proud to finally launch my official website Gaabshiine Tech Solutions showcases my work, skills, and services in tech and digital solutions.

๐Ÿ‘‰ Check it out: https://gaabshiine.com

Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa dhammeystirka mashruuca nidaamka maamul casri ah oo aan si guul leh ugu hirgeliyey ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—น...
18/08/2025

Waxaan si rasmi ah u shaacinayaa dhammeystirka mashruuca nidaamka maamul casri ah oo aan si guul leh ugu hirgeliyey ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ฒ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ๐—ง๐—ฟ๐—ฎ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—–๐—ผ๐—น๐—น๐—ฒ๐—ด๐—ฒ โ€“ waa dugsi farsamo gacmeed oo ku yaalla dalka ๐—ž๐—ฒ๐—ป๐˜†๐—ฎ kaas oo lagu barto xirfado nololeed sida ๐˜๐—ผ๐—น๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ, ๐—พ๐˜‚๐—ฟ๐˜…๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ, ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ, isla markaana bixiya tababbaro xirfadeed oo toos ah.

Nidaamkan cusub waxa uu si gaar ah loogu talagalay in uu fududeeyo howlaha maalinlaha ah ee dugsiga, sida:

ยปยป Diiwaangelinta iyo maaraynta ardayda iyo shaqaalaha
ยปยป Kormeerka lacagaha waxbarashada
ยปยป Dejinta iyo habaynta jadwalka koorsooyinka
ยปยป Abuuridda madal online ah oo soo bandhigta barnaamijyo waxbarasho, aqoon-is-weydaarsi, waxqabadka dugsiga, iyo Kaydinta xogaha kale ee muhiimka ah.

Haddii aad adiguna dooneyso in aad xaruntaada waxbarasho ama ganacsigaaga u beddesho nidaam casri ah oo maamulka kuu fududeeya:

๐—›๐—ฎ ๐—บ๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป โ€“ ๐—ป๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ!

๐Ÿ“ž Tel: โ€ช+252 61 7022225โ€ฌ
๐ŸŒ Web: www.gaabshiine.com
๐Ÿ“ฉ Email: [email protected]

๐Ÿ’ป Waxaa kaloo ka daawan kartaa posterska bartayda Behance:
๐Ÿ”— https://www.behance.net/gallery/232729785/Full-Web-Based-System-Development-Shalen-College

๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—˜-๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐—จ๐—ฝ 24 ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†Waxaan si farxad leh u shaacinayaa dhamaystirka mashruuca ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ...
07/08/2025

๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ก๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ ๐—˜-๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐—จ๐—ฝ 24 ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†

Waxaan si farxad leh u shaacinayaa dhamaystirka mashruuca ๐—ข๐—ป๐—น๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ๐—ป๐—ถ๐—ป๐—ด ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜ ๐—ฆ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฒ๐—บ (๐—Ÿ๐— ๐—ฆ) oo aan si guul leh ugu hirgelinay madasha waxbarasho ee online-ka ah ๐—ฆ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—น๐—จ๐—ฝ 24 ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†.
Nidaamkan casriga ah waxaa loogu talagalay in uu si sahlan, hufan, oo xirfad leh u habeeyo habka waxbarashada online-ka.

๐—ค๐—ฎ๐˜†๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—บ๐˜‚๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—บ๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ป๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ธ๐—ฎ๐—ป ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต::

Doorka Isticmaalaha
Koorsooyin & Shahaadooyin
Lacag-bixin & Diiwaangelin
Iyo kuwo kale oo badan.

Haddii aad adiguna rabto in aad u beddesho xaruntaada waxbarasho ama ganacsigaaga nidaam casri ah oo online ah โ€”
๐—Ÿ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ!

๐Ÿ“ž Tel: โ€ช+252 61 7022225โ€ฌ
๐ŸŒ Web: www.gaabshiine.com
๐Ÿ“ฉ Email: [email protected]

Waxaa kaloo ka daawan kartaa bartayda ๐—•๐—ฒ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ-๐—ธ๐—ฎ:
๐Ÿ”— https://www.behance.net/gallery/232082241/Full-Web-Based-System-Development

๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จWaxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa dhawaan mashruucyadii aan soo qabannay โ€” o...
30/07/2025

๐Œ๐š๐ฌ๐ก๐ซ๐ฎ๐ฎ๐œ๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐š๐ง ๐’๐จ๐จ ๐๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ

Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa dhawaan mashruucyadii aan soo qabannay โ€” oo isugu jira shaqooyin h**e iyo kuwa ugu dambeeyay oo aan qabanay.

๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฐ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฎ๐—ต:
Naqshadeynta Websaydhada (Web Design),
Horumarinta Web Application iyo
Naqshadeynta Muuqaalka (Graphic Design)

๐Ÿ“ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ฐ๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ฒ ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต ๐—ฆ๐—ผ๐—น๐˜‚๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€
Si aad u aragto hal-abuurkeenna tiknoolajiyadeed oo u beddelaya baahiyaha macaamiisha ๐˜…๐—ฎ๐—น ๐—บ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฎ๐˜€๐—ฟ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต.

๐Ÿ“ž ๐—ก๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐—ฆ๐—ผ๐—ผ ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ:

Tel: +252 61 7022225
Web: www.gaabshiine.com
Email: [email protected]








๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!Hambalyo dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, munaasabadda bilashada bisha barakeysa...
28/02/2025

๐—ฆ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ช๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป!

Hambalyo dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, munaasabadda bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii soonka, salaadda, iyo ducadaba laga aqbalo, danbigoodana la dhaafo.

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝFursadan waxad ku baran doontaa Naqshadeynta(Graphic Design)oo baahi weyn loogu qabo s...
05/12/2024

๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป ๐—•๐—ผ๐—ผ๐˜๐—ฐ๐—ฎ๐—บ๐—ฝ
Fursadan waxad ku baran doontaa Naqshadeynta(Graphic Design)
oo baahi weyn loogu qabo suuqa shaqada maanta.

waxadna ku baran donta tools ka ugu caansan ee wax lagu naqshadeeyo.

hadaba yeysan ku dhaafin course-gan cusub.
Course ka wuxu ku bixi donaa online(Google meating)

si ad ugu mid noqoto ardada daneyneesa course kan iska diwan gali Formka hoosa ku xusan
https://forms.gle/X52Za4Q9cVrKF7E67

wixi fah fahin ah o dherad ah nagala so xaririr
252616547074 ama whatsup number https://wa.link/ajzvy2
242615272255.

Join our Community
https://chat.whatsapp.com/Elm1CUWsOdaAqLk5oyDn6L

Ha seegin fursadan muhiimka ah ee kaa caawin karta inaad noqoto naqshadeeye xirfad leh oo suuqa shaqada maanta ku guuleysta!

Address

Jaale Siyaad Road
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GaabShiine Tech Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share