01/09/2026
๐จ Shaqadaadu Yaanay Istaagin.
Marka email-ka, domain-ka, website-ka, hosting-ka ama system-kaagu istaago, shaqadaadu kaliya ma hakato ee macaamiishaaduna way kaa waayi doonaan.
Ha sugin maalinta adeeggaagu kaa goโayo.
Cusboonaysii kahor 10-ka September oo hel 10% qiimo-dhimis.
๐ www.sostec.so