19/10/2026
𝐒𝐚𝐚𝐟𝐢𝐬𝐨𝐟𝐭 waxay ku wargelineysaa dhammaan dadka daneynaya fursadaha shaqo in ay codsan karaan jagada 𝐒𝐨𝐟𝐭𝐰𝐚𝐫𝐞 𝐒𝐮𝐩𝐩𝐨𝐫𝐭 𝐎𝐟𝐟𝐢𝐜𝐞𝐫.
Waxaan raadineynaa qof aqoon u leh tiknoolajiyadda, xisaabaadka iyo la shaqeynta macaamiisha, si uu uga mid noqdo kooxdeena horumarinta iyo taageerada nidaamyada software-ka.
✅ 𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐚𝐡:
- 🎓 Shahaado Jaamacadeed oo la xiriirta Technology.
- 💻 Aqoonta Coding-ka (Basic ilaa Good).
- 🧾 Aqoonta Accounting-ka (Good).
- 🤝 Xirfadaha Customer Support iyo Communication.
- 📚 Awoodda bixinta tababarka iyo diyaarinta Documentation-ka.
📅 𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐞𝐲𝐬𝐚 𝐞𝐞 𝐜𝐨𝐝𝐬𝐢𝐠𝐚: 22 October 2026.
📩 𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐥𝐨𝐨 𝐂𝐨𝐝𝐬𝐚𝐝𝐨:
CV-gaaga ku soo dir: [email protected]
🌐 𝐖𝐞𝐛𝐬𝐢𝐭𝐞: www.saafisoft.com
📞 𝐓𝐞𝐥: +252 61 469 7777
Fadlan la wadaag (Share) qof kasta oo aad u maleyneyso inuu ku habboon yahay fursaddan. 🤝
𝐒𝐚𝐚𝐟𝐢𝐬𝐨𝐟𝐭 – 𝐈𝐧𝐧𝐨𝐯𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐌𝐚𝐭𝐭𝐞𝐫𝐬!