MudanCodes

MudanCodes We are a non-profit organization focused on training and empowering young girls and women in tech in Somalia.

Maanta waxaan ka qeyb galnay ka Mudan Codes Ahaan Aqoon-is-weydaarsiga Qiimeynta Heerka U-diyaarsanaanta Garaad-Gacmeedk...
06/08/2026

Maanta waxaan ka qeyb galnay ka Mudan Codes Ahaan Aqoon-is-weydaarsiga Qiimeynta Heerka U-diyaarsanaanta Garaad-Gacmeedka (AI Readiness Assessment) ee Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Soomaaliya.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray qiimeynta heerka diyaargarowga dalka ee Artificial Intelligence (AI), fursadaha iyo caqabadaha jira, iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya dowladda, jaamacadaha, shirkadaha gaarka loo leeyahay, iyo hal-abuurayaasha si loo dardargeliyo digital transformation iyo horumarinta AI ee Soomaaliya.

Waxaan uga mahadcelineynaa Wasaaradda martiqaadka iyo dadaalka ay ku hormarineyso adeegsiga AI iyo tiknoolajiyadda dalka.

๐“๐จ๐๐š๐ฒ, ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ฑ๐ญ-๐†๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐› ๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ญ๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐š๐ฌ ๐ฌ๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐œ๐จ๐ง๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ž๐.Participants gained hands-on ...
28/06/2026

๐“๐จ๐๐š๐ฒ, ๐จ๐ฎ๐ซ ๐๐ž๐ฑ๐ญ-๐†๐ž๐ง๐ž๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐–๐ž๐› ๐€๐ฉ๐ฉ๐ฅ๐ข๐œ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ญ๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐  ๐ฐ๐š๐ฌ ๐ฌ๐ฎ๐œ๐œ๐ž๐ฌ๐ฌ๐Ÿ๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ฒ ๐œ๐จ๐ง๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ž๐.

Participants gained hands-on experience in using AI tools and AI agents to develop modern web applications. They also learned how AI can support debugging, error handling and improving development workflows.

We extend our sincere appreciation to Eng. Maryama and all participants for their active engagement.

Participants were also encouraged to continue building web applications, enhance their Web Development skills, and explore the many career opportunities in the field.

Thank you all! ๐Ÿ‘

๐‰๐จ๐ข๐ง ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ!Ready to build modern web applications from Idea to Deployment?๐‘ฎ๐’–๐’†๐’”๐’• ๐‘บ๐’‘๐’†๐’‚๐’Œ๐’†๐’“...
17/06/2026

๐‰๐จ๐ข๐ง ๐Ž๐ฎ๐ซ ๐๐ซ๐š๐œ๐ญ๐ข๐œ๐š๐ฅ ๐–๐ž๐› ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐–๐จ๐ซ๐ค๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ!

Ready to build modern web applications from Idea to Deployment?

๐‘ฎ๐’–๐’†๐’”๐’• ๐‘บ๐’‘๐’†๐’‚๐’Œ๐’†๐’“: Mariam Ahmed Mohamed.
๐‘ซ๐’‚๐’•๐’†: 28โ€“29 June 2026.
๐‘ป๐’Š๐’Ž๐’†: 4:00 PM โ€“ 6:00 PM.

Learn real-world web development skills, modern tools, and deployment techniques through hands-on activities.

๐Ÿ”— Join the workshop Now:
https://chat.whatsapp.com/Fv9dyCYdd6BJcEVnUTEX6j

๐Ÿš€

Mudan Codes waxay idin kugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitr.Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, naba...
19/03/2026

Mudan Codes waxay idin kugu hambalyaynaysaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fitr.
Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, nabad, iyo barwaaqo.

ุนูŠุฏ ู…ุจุงุฑูƒุŒ
ูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

Ramadaan Kareem! ๐ŸŒ™Dhamaan Mudan Codes Family iyo Muslimiinta oo dhan waxaan leenahay Ramadaan Mubarak.Ilaahay soonka, sa...
17/02/2026

Ramadaan Kareem! ๐ŸŒ™

Dhamaan Mudan Codes Family iyo Muslimiinta oo dhan waxaan leenahay Ramadaan Mubarak.

Ilaahay soonka, salaadda iyo dhammaan cibaadada ha inaga aqbalo, hana inagu dhameeyo bishan barakaysan nabad, barwaaqo iyo dambi-dhaaf.

โ€Žุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุงู„ุตูŠุงู… ูˆุงู„ู‚ูŠุงู… ูˆุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MudanCodes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category