Somnet Telecom

Somnet Telecom Somnet Telecom | Connecting the Next Generation
Somalia’s licensed leader in 4G/5G technology. Delivering innovative connectivity & official updates nationwide.
(398)

SomNet provides the First and fastest 4G LTE Network in Somalia and mobile services that allow you to talk as long as you like

Waxaan qayb ka nahay Bandhigga Kobac Expo, sanadkii 8aad, innaga oo Inta uu bandhiggu socdo hadiyado kala duwan guddoons...
30/08/2026

Waxaan qayb ka nahay Bandhigga Kobac Expo, sanadkii 8aad, innaga oo Inta uu bandhiggu socdo hadiyado kala duwan guddoonsiinnayno qaar ka mid ah ka qaybgalayaasha bandhigga.

Madadaalo, Waxbarasho iyo xiriir bulsho oo aan kala go' lahayn Maalin dhan Ku isticmaal kaliya $0.5.Kaga shubo *870 #   ...
30/08/2026

Madadaalo, Waxbarasho iyo xiriir bulsho oo aan kala go' lahayn Maalin dhan Ku isticmaal kaliya $0.5.

Kaga shubo *870 #

26/08/2026

SOMNET 5G Modem

Waa ka xunnahay!Waxaa inna soo gaartay Adeegga Mudnaan inuu idin ku sababay wax aadan filayn, waxaana idin wadnaa fariin...
24/08/2026

Waa ka xunnahay!
Waxaa inna soo gaartay Adeegga Mudnaan inuu idin ku sababay wax aadan filayn, waxaana idin wadnaa fariintaan.

Waxaan Adeegga Mudnaan idin kugu soo kordhinay xirmo bille ah oo aad ka helayso internet & kuhadal aan kaa dhammaaneyn m...
23/08/2026

Waxaan Adeegga Mudnaan idin kugu soo kordhinay xirmo bille ah oo aad ka helayso internet & kuhadal aan kaa dhammaaneyn muddo bil ah adigoo kaliya ku shubanaya $15.

Si'aad ugu shubato garaac *870 #

Muddo 15 Maalmood ah  internet iyo kuhadal aan kaa dhammaaney Ku isticmaal kaliya $7.5 adigoo ka faa'ideysanaynaya Qiimo...
20/08/2026

Muddo 15 Maalmood ah internet iyo kuhadal aan kaa dhammaaney Ku isticmaal kaliya $7.5 adigoo ka faa'ideysanaynaya Qiimo Dhimista Adeegga Mudnaan.

Ma xasuusataa goortii aad qaadatay laftaada Somnet?Hoos inagula wadaag👇
18/08/2026

Ma xasuusataa goortii aad qaadatay laftaada Somnet?

Hoos inagula wadaag👇

17/08/2026

Xariif magaalo oo nolosha lagu qabtay islamarkaanna sir weyn ka shifay.

Waxaan u hambalyeynaynaa ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare iyo sidoo kale waalidiinta, maa...
15/08/2026

Waxaan u hambalyeynaynaa ardayda ku guuleysatay imtixaanka fasalka 12aad ee dugsiga sare iyo sidoo kale waalidiinta, maamullada dugsiyada iyo macallimiinta oo door weyn ka qaatay guushaas.

Guul iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa.

Aqoontu ma laha meel k**a dambeys ah oo la gaaro goortaas oo aad joojineyso, Taas badalkeeda qofka doonaya inuu horumar ...
14/08/2026

Aqoontu ma laha meel k**a dambeys ah oo la gaaro goortaas oo aad joojineyso, Taas badalkeeda qofka doonaya inuu horumar sameeyo waa inuu mar walba raadiyaa aqoon iyo faham cusub Allena la kaashado.

Address

Somnet Telecom Building, Jidka Makkah Almukarramah
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 19:30
Tuesday 07:30 - 19:30
Wednesday 07:30 - 19:30
Thursday 07:30 - 19:30
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 07:30 - 19:30
Sunday 07:30 - 19:30

Telephone

+252680000000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somnet Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share