Hormuud Telecom

Hormuud Telecom The leading telecom provider in Somalia. Empowering lives through cutting-edge technology solutions. We are building a more connected Somalia.
(756)

We provide affordable internet and mobile services to more than 80 percent of the country. Our services help connect rural and urban communities, ensuring they benefit from the fairest rates around. We also champion financial inclusion. Our EVC Plus service is vital to the Somali economy. Backed by the Central Bank, it is used by over 3 million Somalis and helps previously excluded and underserved people build businesses and enjoy the fruits of living in a cashless economy.

Waxaan hambalyo u direynayaa Cabdullaahi Cali Xasan oo ka jawaabay hal-xiraalaha Khamiislaha ah, kuna guuleystay xirmo a...
08/08/2026

Waxaan hambalyo u direynayaa Cabdullaahi Cali Xasan oo ka jawaabay hal-xiraalaha Khamiislaha ah, kuna guuleystay xirmo adeegga Kudhan ah oo kulansatay internet iyo ku-hadal aan xadidneyn muddo bil ah.

Tallaabo kasta oo aad masaajidka u qaaddo waxaad ku mudanaysaa ajir. Mid dembi ayaa lagaaga tirtirayaa, midna darajadaad...
07/08/2026

Tallaabo kasta oo aad masaajidka u qaaddo waxaad ku mudanaysaa ajir. Mid dembi ayaa lagaaga tirtirayaa, midna darajadaada ayaa kor loogu qaadayaa. Goor h**e u diyaargaroow khudbada Jimcaha, una degdeg Masjidka adiga oo rajaynaya naxariista Alle iyo dembidhaafkiisa.

Sidee ayay laba aabbe iyo labadooda wiil ugu suurtagashay in ay qeybsadaan saddex simkaar oo Hormuud ah, mid walbana uu ...
06/08/2026

Sidee ayay laba aabbe iyo labadooda wiil ugu suurtagashay in ay qeybsadaan saddex simkaar oo Hormuud ah, mid walbana uu helo hal simkaar?

Qof ugu horreeya ee ka jawaaba hal-xiraalahan waxa uu ku guuleysan doonaa xirmo adeegga Kudhan ah oo kulansatay internet iyo ku-hadal aan xadidneyn muddo bil ah.

Alxamdulillaah, waxaa kuu baryay waa cusub adiga oo caafimaad qaba. Waxaad haysataa saacado badan oo aad wax ku qabsan k...
06/08/2026

Alxamdulillaah, waxaa kuu baryay waa cusub adiga oo caafimaad qaba. Waxaad haysataa saacado badan oo aad wax ku qabsan karto. Ka kac jiifka ee irsaaqada xalaasha ah ee Alle kuugu talagalay kabaha u xiro, adiga oo niyada ku haaya oraahdii ahayd: "Cid kale waxaad ka baridana baahi kaama goysee, ballanteennu waa shaqo."

Ka bax wehsiga, kana maaran isku halaynta dadka kale, oo ka faa’iidayso maskaxdaada, xooggaaga iyo tamarta Alle kugu man...
05/08/2026

Ka bax wehsiga, kana maaran isku halaynta dadka kale, oo ka faa’iidayso maskaxdaada, xooggaaga iyo tamarta Alle kugu mannaystay. Maalgasho waqtigaaga, horumari naftaada, kana shaqee inaad noqoto qof wax-soo-saar leh oo anfaca naftiisa, qoyskiisa iyo bulshadiisa.

Dhomaan ma’miilaana meyba siin laha hiraab feyly.
04/08/2026

Dhomaan ma’miilaana meyba siin laha hiraab feyly.

Nabigeenna Suuban ﷺ wuxuu yiri, isaga oo noo tilmaamaya juhdiga iyo dadaalka aan ku bixinayno adduunyada in aysan wax we...
03/08/2026

Nabigeenna Suuban ﷺ wuxuu yiri, isaga oo noo tilmaamaya juhdiga iyo dadaalka aan ku bixinayno adduunyada in aysan wax weyn ahayn: “Qofkii idinka mid ah oo waabariista isaga oo ammaan ah oo jooga hoygiisa, jirkiisuna caafimaad qabo, isla markaana haysta quutka maalintiisa, wuxuu la mid yahay qof loo ururiyey dhammaan nimcooyinka adduunka.”

Haddaba, haddii intaasi kuu dhan tahay, uga mahadceli nimcooyinka Alle kugu galladaystay.

Hormuud Telecom waxaa ka bannaan boosaska 8 Injineer oo ku takhasustay Maamulka Xarumaha Xogta (Data Centers). Waxaan da...
02/08/2026

Hormuud Telecom waxaa ka bannaan boosaska 8 Injineer oo ku takhasustay Maamulka Xarumaha Xogta (Data Centers). Waxaan danaynaynaa xirfadlayaal aqoon, khibrad iyo karti u leh horumarinta iyo maareynta xarumaheenna xogta.

Haddii aad buuxin karto booskan, fadlan ku dhufo link-ga hoose si aad u codsato, qeybna uga noqoto horumarinta kaabayaasha tiknoolajiyadeed ee Hormuud Telecom.

Link: https://hormuud.com/Jobs/12

Waxaan qiimadhimis ballaaran kuugu sameynay adeegga Maamuus oo aan kuugu diyaarinnay xirmooyin kuu gaar ah. Si aad uga f...
01/08/2026

Waxaan qiimadhimis ballaaran kuugu sameynay adeegga Maamuus oo aan kuugu diyaarinnay xirmooyin kuu gaar ah. Si aad uga faa’iideysato garaac *212 # ka dibna ku shubo xirmooyinka ku-hadalka iyo internet-ka ee aan kugu maamuusnay.

Noloshu waa safar gaaban, Aakhiraduna waa hoyga dhabta ah ee waaraya. Maalin kasta waa fursad aan dhigaal ku sameysan ka...
31/07/2026

Noloshu waa safar gaaban, Aakhiraduna waa hoyga dhabta ah ee waaraya. Maalin kasta waa fursad aan dhigaal ku sameysan karno oo ku hormarsan karno camal wanaagsan oo Aakhiro na anfici doona.

Ilaahay ha naga dhigo kuwa wax u hormarsada maalinka qiyaame ee aan Eebbe weyn hortagi doonno.

Address

HORMUUD TOWER, AIRPORT Road, WABERI, MOGADISHU
Mogadishu

Opening Hours

Monday 00:00 - 23:59
Tuesday 00:00 - 23:59
Wednesday 00:00 - 23:59
Thursday 00:00 - 23:59
Friday 00:00 - 23:59
Saturday 00:00 - 23:59
Sunday 00:00 - 23:59

Telephone

+2521657950

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hormuud Telecom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hormuud Telecom:

Shortcuts

Share