Ikit Technology

Ikit Technology ikit Technology is a portfolio of professionals with diverse qualification including Technology Solutions Hardware and Software

Ganacsigaagu ma khalad badan miyuu ka dhigayaa xisaabaadka, ama waqti badan miyaad ku lumisaa maamulka kaydka (stock)?IK...
26/08/2026

Ganacsigaagu ma khalad badan miyuu ka dhigayaa xisaabaadka, ama waqti badan miyaad ku lumisaa maamulka kaydka (stock)?

IKIT POS wuxuu kuu keenayaa xal buuxa oo casri ah, si aad Ganacsigaaga si fudud, degdeg ah, oo sax ah u maamusho β€” meel walba oo aad joogtona.

Waxaad ku heli doontaa:
πŸ›’ Maamulka Iibka – Lacag qabasho degdeg ah, khasab la'aan iyo qalad la'aan.
πŸ“¦ Kantarada Alaabta (Inventory Control) – Ogow waqti kasta immisa alaab kaaga hadhay, si aadan u lumin dakhli.
πŸ“Š Reports & Analytics – Warbixino sax ah oo degdeg ah oo kaa caawinaya inaad go'aan fiican ka gaadho ganacsigaaga.

Nidaam fudud isticmaal, waqti badan kaa kaydiya, khalado ka yaraysa, oo faa'iido kuu kordhiya!

πŸ“² Hadda nala soo xiriir oo bilow:
WhatsApp/Call: 252623155005 – 252614141591
πŸ“ Muqdisho, Hodan – Taleex

Ha sii sugin β€” Ganacsigaaga waxa uu u baahan yahay IKIT POS! πŸš€

πŸ”· IKIT ERP β€” Nidaam Ku Dhisan Baahida GanacsigaagaGanacsigaagu ma ku jiraa xaalad ay adag tahay inaad la socoto iibka, k...
24/08/2026

πŸ”· IKIT ERP β€” Nidaam Ku Dhisan Baahida Ganacsigaaga

Ganacsigaagu ma ku jiraa xaalad ay adag tahay inaad la socoto iibka, kaydka, iyo xisaabaadka β€” gaar ahaan haddii aad leedahay dhowr laan (branches)? IKIT ERP waa xalka aad u baahan tahay.

Waxa uu ku siinayaa:

πŸ“Š Maamul dhammaystiran oo Iibka β€” Sales Order, Sales Invoice, Receipt Entry, iyo Sales Returns oo dhammaantood hal nidaam ku jira.

πŸ“¦ La socodka Kaydka (Inventory) β€” ogow wax kasta oo bakhaarka ku jira, iyo goorta ay u baahan yihiin dib-loo-buuxin.

πŸ’° Xisaabaadka Ganacsiga (Accounting) β€” Assets, Accounts, Supply Chain oo dhammaan lagu maamulo nidaam hal-meel ah, si aad uga fogaato khaladaadka gacanta lagu qoro.

🏒 Maamulka Laamaha (Branch Operations) β€” haddii aad leedahay dhowr laan, dhammaantood si isku mid ah oo la isku hubin karo ayaad uga maamuli kartaa hal nidaam.

πŸ“ˆ Warbixino (Reports) oo degdeg ah β€” Sales Register, Customer Summary, Stock Activity, iyo kuwo kale oo kaa caawinaya inaad go'aan ku qaadato xog sax ah, si degdeg ah.

Faa'iidada ugu weyn? Waqti aad badbaadinayso, khaladaad aad ka fogaanayso, iyo ganacsi si fudud loo maamulo β€” meel kasta oo aad joogtona.

πŸ“ Mogadishu – Hodan, Taleex
πŸ“ž 252 623155005 |252 619155005 | 252 614141591

🎯 Get Your Demo Today!

πŸ₯ Nidaam Gaar u ah Physiotherapy-gaaga!Maamulka xaruntaada Physiotherapy-ga ka dhig mid fudud, degdeg ah, oo nidaamsan a...
20/08/2026

πŸ₯ Nidaam Gaar u ah Physiotherapy-gaaga!

Maamulka xaruntaada Physiotherapy-ga ka dhig mid fudud, degdeg ah, oo nidaamsan adigoo adeegsanaya IKIT Physiotherapy Management System.

✨ Waxaad si fudud u maamuli kartaa:
β€’ πŸ’³ Quick Payment – Lacag-bixinta si degdeg ah u maamul
β€’ πŸ• Sessions Management – Maamul sessions-ka bukaannada
β€’ πŸ“© SMS Alerts – Xasuusin iyo ogeysiisyo SMS ah
β€’ πŸ“Š Dynamic Reports – Hel warbixinno faahfaahsan oo waqtiga-dhabta ah

πŸ“ Mogadishu – Hodan, Taleex
πŸ“ž 252 619155005 | 252 614141591

🎯 Get Your Demo Today!

πŸ–₯️ Nooc Kasta Oo Ganacsi, System Ku Habboon Ayaan U Diyaarinay!IKIT Technology waxa ay bixisaa Smart IKIT ERP Systems oo...
17/08/2026

πŸ–₯️ Nooc Kasta Oo Ganacsi, System Ku Habboon Ayaan U Diyaarinay!

IKIT Technology waxa ay bixisaa Smart IKIT ERP Systems oo u gaar ah dhammaan noocyada ganacsiga:

βœ… Poly Clinic Management
βœ… Physiotherapy Management
βœ… Cargo & Logistics
βœ… General Trading System
βœ… Restaurant Management
βœ… Manufacturing Management
βœ… Hotel Management
βœ… Laundry Management

Ganacsigaaga hor u socodsii teknoolajiyad casri ah! πŸš€

πŸ“ Mogadishu KM4, Taleex – Dabka Road
πŸ“ž 252 619155005 / 252 614141591
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

12/07/2026

πŸš€ 40% DISCOUNT ON ALL SYSTEMS

Ma ku daashay maamulka ganacsigaaga oo ku tiirsan Excel, waraaqo, iyo habab kala duwan?

Waqtigu waa is beddelay.

Maanta waxaad ku maamuli kartaa dhammaan ganacsigaaga hal system oo keliya.

IKIT Technology waxay kuu keenaysaa nidaamyo casri ah oo kaa caawinaya:

βœ… Accounting & Finance
βœ… Inventory & Warehouse
βœ… HR & Payroll
βœ… CRM & Sales Management
βœ… Project Management
βœ… Manufacturing
βœ… Multi-Branch Management
βœ… POS Systems
βœ… Pharmacy Management
βœ… Hospital & Clinic Management
βœ… School Management
βœ… Restaurant Management
βœ… Hotel Management
βœ… Real Estate Management
βœ… Website Development
βœ… Mobile Applications

πŸ“² System-yadeennu waxay si otomaatig ah u diraan:

βœ” WhatsApp Notifications
βœ” SMS Notifications
βœ” Invoice Notifications
βœ” Payment Receipts
βœ” Appointment Reminders
βœ” Outstanding Balance Alerts
βœ” Delivery Updates
βœ” Booking Confirmations
βœ” Promotional Messages

πŸ“Š Hel warbixinno waqtiga dhabta ah:

βœ” Sales Reports
βœ” Profit & Loss Reports
βœ” Inventory Reports
βœ” Customer Outstanding Reports
βœ” Financial Statements

Go'aannadaada ku salee xog dhab ah, ma aha qiyaas.

πŸ”₯ SPECIAL OFFER

IKIT Technology waxay hadda kuugu soo bandhigaysaa:

πŸŽ‰ 40% DISCOUNT ON ALL SYSTEMS πŸŽ‰

⏳ Muddo xaddidan oo keliya.

Ganacsigaaga gaarsii heerka xiga.

βœ” Yaree khaladaadka
βœ” Badbaadi waqtiga
βœ” Kordhi faa'iidada
βœ” Ku maamul ganacsigaaga hal meel

πŸ“ Mogadishu KM4, Taleex – Dabka Road
πŸ“ž +252 619155005
πŸ“ž +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

IKIT Technology
Smart IT & Software Solutions

Your Business... Smarter, Faster & Better.

Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄Maamulka iyo Shaqaalaha IKIT Technology waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Ummadda ...
30/06/2026

Hambalyo 1-da Luulyo! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Maamulka iyo Shaqaalaha IKIT Technology waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo, maalinta xorriyadda iyo midnimada Soomaaliya.

Waxaan Alle uga baryeynaa dalkeenna nabad, horumar iyo barwaaqo.

Hambalyo 1-da Luulyo! Viva Soomaaliya! πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™

πŸ“ Mogadishu KM4, Taleex – Dabka Road
πŸ“ž +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

πŸ’Ό Waxaan bixinnaa:

ERP Systems
Accounting Systems
POS Systems
HR & Payroll Systems
Website Design & Development
Mobile Applications
SMS & WhatsApp Notifications
Custom Software Solutions

πŸ“² Nala soo xiriir maanta si aan ganacsigaaga ugu dhisno xal casri ah.

πŸ“ Mogadishu KM4, Taleex - Dabka Road
πŸ“ž +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

πŸš€ Another Successful Project Completed!Waxaan ku faraxsanahay inaan si guul leh u dhammeystirnay website-ka cusub ee Cen...
16/06/2026

πŸš€ Another Successful Project Completed!

Waxaan ku faraxsanahay inaan si guul leh u dhammeystirnay website-ka cusub ee Central Oil Company.

🌐 Website-kan waxaa loogu talagalay inuu si casri ah u soo bandhigo adeegyada iyo alaabada shirkadda, isla markaana uu macaamiisha u fududeeyo helitaanka macluumaadka ay u baahan yihiin.

βœ… Modern & Professional Design
βœ… Mobile Responsive
βœ… Fast Loading Speed
βœ… Easy Navigation
βœ… Product Showcase
βœ… Contact & Inquiry Features

Waxaa sharaf noo ah in Central Oil Company ay nagu aamintay mashruucan muhiimka ah.
https://centraloilco.com/

Haddii aad u baahan tahay:
πŸ’» Website Casri ah
πŸ›’ E-Commerce Website
πŸ“± Mobile Friendly Design
πŸ“ˆ SEO Optimization
βš™οΈ Business Management Systems

IKIT Technology ayaa diyaar kuu ah.

πŸ“ Mogadishu KM4, Taleex - Dabka Road
πŸ“ž +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

πŸš€ TASK MANAGER SYSTEM – Smart Work Management SolutionMa ku daashay la socodka shaqooyinka, dib u dhacyada, iyo xiriirka...
14/06/2026

πŸš€ TASK MANAGER SYSTEM – Smart Work Management Solution

Ma ku daashay la socodka shaqooyinka, dib u dhacyada, iyo xiriirka kooxda?

βœ… Task Manager System wuxuu kuu sahlayaa inaad:

πŸ”Ή Abuurto oo qaybsato shaqooyinka (Tasks)
πŸ”Ή La socoto horumarka shaqada waqtiga-dhabta ah
πŸ”Ή Maamusho shaqaalaha iyo waaxyaha kala duwan
πŸ”Ή Hesho WhatsApp Notifications degdeg ah
πŸ”Ή Maamusho Due Dates iyo Priorities
πŸ”Ή Kaydiso dhammaan comments-ka iyo attachments-ka
πŸ”Ή Hesho warbixino iyo falanqayn dhammaystiran

πŸ“² WhatsApp Notification Features
β€’ Task Assigned
β€’ Task Updated
β€’ Due Date Reminder
β€’ Overdue Alert
β€’ Task Completed

🎯 Customer Notification
Marka shaqo la dhammaystiro, macaamilka si toos ah ayuu ugu helayaa fariin WhatsApp ah oo xaqiijinaysa in shaqadii la qabtay.

🏒 Multi-Branch Support
Hal nidaam ayaad kaga maamuli kartaa laamaha kala duwan ee shirkaddaada.

πŸ“ˆ Improve Productivity | Better Team Coordination | Real-Time Monitoring

πŸ’‘ Hal nidaam.
πŸ’‘ Maamul buuxa.
πŸ’‘ Natiijooyin wanaagsan.

πŸ“ Mogadisho Km4, Taleex - dabka roada
πŸ“± +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

πŸš€Transform Your Business with IKIT ERP SolutionTake full control of your business operations with one powerful and integ...
13/06/2026

πŸš€Transform Your Business with IKIT ERP Solution
Take full control of your business operations with one powerful and integrated ERP platform designed for modern organizations.

βœ… Multi-Branch Accounting System
βœ… Inventory & Warehouse Management
βœ… Human Resource & Payroll Management
βœ… Sales & Purchase Management
βœ… Manufacturing Management
βœ… Hospital & Polyclinic Management
βœ… Restaurant Management System
βœ… Cargo & Logistics Management
βœ… Real-Time Reports & Dashboards
βœ… WhatsApp Notifications & OTP Integration
βœ… Secure, Scalable & Cloud Ready

Whether you're managing a small business or a large enterprise, IKIT ERP Solution helps you automate processes, improve efficiency, and make smarter decisions.

πŸ“ Mogadisho Km4, Taleex - dabka roada
πŸ“± +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [email protected]
🌐 ikit.technology

Manage Smarter. Grow Faster. Succeed Together.

πŸš€ iKit Physiotherapy SystemNidaam casri ah oo loogu talagalay maamulka xarumaha Physiotherapy-ga si loo fududeeyo shaqad...
30/05/2026

πŸš€ iKit Physiotherapy System

Nidaam casri ah oo loogu talagalay maamulka xarumaha Physiotherapy-ga si loo fududeeyo shaqada loona hormariyo adeegga bukaanka.

βœ… Maareynta Ballamaha
βœ… SMS Reminder System
βœ… WhatsApp Notifications
βœ… Maareynta Bukaanka
βœ… Billing & Invoicing
βœ… Reports & Analytics
βœ… Full Accounting System

Si fudud ugu maamul:
πŸ“Œ Ballamaha
πŸ“Œ Sessions-ka
πŸ“Œ Lacagaha
πŸ“Œ Xogta bukaanka
πŸ“Œ Iyo warbixinada muhiimka ah

πŸ“ Mogadisho Km4, Taleex - dabka roada
πŸ“± +252 619155005 / +252 614151491
πŸ“§ [[email protected]](mailto:[email protected])
🌐 https://ikit.technology/

Address

Mogadishu , Somali
Mogadishu
25261

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ikit Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ikit Technology:

Shortcuts

Share